Murrashax Muuse Biixi oo Farriin Ku Saabsan Maalinta Doorashada u Diray Shacabka reer Somaliland, Taageerayaasha KULMIYE-na si gaar ah ula Dardaarmay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland u diray farriin ku saabsan maalinta...
Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Kormeero Kusoo Maray Deegaano Hoosyimaada Gobolka Sanaag iyo Kulamo Uu la Yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye.
Sanaag(S.P):-Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Ayaa Kormeer Ku Maraya Deegaano Hoos Yimaada Hawdka Ceerigaabo ayaa kulan la yeeshay taageerayaasha xisbiga kulmiye ee deegaamadaas Badhasaabka Gobolka Maroodi...
Diiftii, Daalkii iyo Hirdankii Ololuha laga nasay ee Maxaa xiga. Qalinkii Mustafe Abdi Hassan.. Mr Wayrax
Somaliland oo ah wadan aan wali aqoonsi ka helin aduun waynaha ayaa maalmahan waxaa ka socday Udiyaar garowga Doorashada Madaxwaynaha Mustaqbal dhow ee Somaliland. Somaliland...
Wax ka ogow Haldoorkii kaalinta Fiican Ku Lahaa Ee Aan Ka Soo Muuqan Fagaarayaasha Kasbashada Shacabka Ololahii Xisbiga Kulmiye
Hargaysa (Slpost) Sida Laga War Qabo Ololaha Doorashada Madaxtinimada Somaliland Waxaa Uu Socday Mudo 21 Maalmood Ah Taas Oo Xisbi Walba Lahaa 7maalmood Oo...
Somali News
Taliyihii Hore Ee Ciidamada Qaranka Oo Jawaab Adag U diray Maamulka Puntland+Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland-na Ku Bogaadiyay Hanaankii Ololaha Doorashada
HARGEISA (SLpost) — Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Mujaahid Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif), ayaa fariimo kala duwan u diray murashaxiinta saddexda xisbi siyaasadeed...
DAAWO: Musharraxiinta Xisbiyada Iyo Guddiga Doorashada Oo Si Wada-jir Ah Shacabka Farriin Ugu Diray
Hargeysa (Slpost) – Musharraxiinta Saddexda Xisbiyada Qaranka Somaliland iyo Guddiga Doorashooyinka, ayaa si wada-jir ah Farriin ugu diray Guud ahaan Shacabka, waxayna ugu baaqeen...
Wasiirka Cusub Ee Shaqada Oo Xilka Wareegay Iyo Wasiirkii Is-casilay Oo Lagu Eedeeyay Inuu Hanti Qaran La Maqan-yahay
Hargeysa (SLPOST) – Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Cismaan Sheekh Muxumed, ayaa Maanta la wareegay Xilkaasi, kaasi oo Madaxweye Siilaanyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

