Madaxda Dhaqanka Gobolka Awdal oo si Adag uga ka hadlay Muranka Arrimaha Doorashada, Shacabkana baaq u diray
Boorama (SLpost)- Salaadiinta iyo Wax-garadka Gobolka Awdal, ayaa ka hadlay xiisadda ka soo cusboonaatay natiijada aan wali la shaacin ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland, waxaanay...
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Hadda ka hadlay Xiisadda ka soo cusboonaatay Natiijada Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muranka ka taagan natiijada doorashada madaxtooyada, waxaanu ugu baaqay shacabka...
“Qurbejoogow, u tudha Qolqol-joogga dalkooda Kabkabtay oo Fidno ha gelin” La-taliyaha M/weynaha ee Nabadeynta Gobollada Bari
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Mafaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga, Eng Cabdinasir Garaad Abshir, ayaa Qurbejoogga dalka ku sugan ku eedeeyey inay hormood ka yihiin hab-dhaqanno...
MUQDISHO: Wasiirkii Labaad oo muddo dhowr usbuuc ah Iska casilay Xukuumadda Farmaajo iyo Sababaha Keenay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya Dr Maryan Qaasim, ayaa goor-dhawayd shaacisay inay iska casishay xilkii ay ka haysay Xukuumadda...
DAAWO Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Natiijada Doorashada iyo Rejada ay ka qabaan
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay natiijada ay ka filayaan doorashada madaxtooyada ee Isniintii todobaadkan ka qabsoontay dalka, waxaanu taageerayaashiisa...
Xisbiga KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada, taageerayaashiisana u bushaareeyey
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka Isniintii toddobaadkan iyo halka ay marayso natiijada codbixinta ee ay...
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo sheegay inay Cabasho la xidhiidha Doorashada u gudbiyeen Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay inay Cabasho la xidhiidha Doorashada iyo masuuliyiin ka tirsan Xisbigooda oo xabsiga loo taxaabay u gudbiyeen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

