HomeCODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA - Mustashar Axmed Xasan Carwo

CODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA – Mustashar Axmed Xasan Carwo

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaan maqaalkii hore ku soo qaaday qaar ka mid ah sifooyinka murashaxiinta Kulmiye kaga mudan yihiin murashaxiinta kale, maantana gadaal ayaan qaar kale ku sheegi doonaa. Laakiin aan toos ula hadlo bulshoweynta danyarta u badan ee dalkeena. Wallow horumar lexaad leh xukuumadda kulmiye dalka gaadhsiisay, haddana saboolnimada iyo shaqo la’aanta looma helin xal munaasib ah.

Ictiraaf la’aantu waxay toos u taabanaysaa horumarkeena, aniga oo ka qatan inaynu helno kaalmooyin iyo amaaho caalami ah oo horumarineed, haddana waxa ku jira barnaamajka talaabooyin cuddoon oo arrintan wax lagaga qaban doono. Dib u eegidda nidaamla cashuuraha si loo helo nidaam ku dhisan awoodda muwaadinka, lana hormariyo cashuurta tooska ah, halka manta cashuurteena badiya tahay tan kastamka ee dadban. Waxa iyana la xoojin doonaa isticmaalka shilina iyo talaabooyin wax ku ool ah oo lagula dagaalami doono sicir bararka.

axmed carwoWaxa barbar socon doonta barnaamaj dhismaha danta guud oo iska wax u qabso ah, kuwaas oo abuur doona kolkay hirgalaan shaqooyin jooto ah.

Xukuumadda Kulmiye waxay heshiisyo maalgashi la gashay DPW iyo xukuumadda Imaaradka, hirgelinta mashaariicda heshiiska ku qoran ee 2 da bilyan ee doolar ah, waa qaar shaqo abuur lexaad leh laga heli doono. Waana guulaha KUlmiye. Taas waxa lid ku ah xisbiga Wadani oo si badheedh ah u sheegay inuu laali doono heshiisyadaas.

Waana mid ay ku kala duwan yihiin labada xisbi. Mid waxuu rabaa in mashruuca weyn ee caalimeynta dekedda iyo abuurista suuqa xorta ah ee Cigaal saadaaliyey inay Berberi mustaqbalka noqon doonto Singaporta Africa oo Kulmiye ah, Wadanina waxuu rabaa in dib loo noqdo, oo dhulka loo qordeeyey horumarka Berbera eek or u qaaday ididiiladii Soomaliland guud ahaan, gaar ahaan reer Saaxil ay noqdaan meel  gorayo ka haaday.

Ku dooro Kulmiye mustaqbal wacan oo horumar iyo  hiigsi sare leh.

Horaa loo soconayaa ee dibu socod diid, codkaagana ku caymi dalkaaga.

Mustashar Axmed Xasan Carwo

La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha iyo Maalgashiga

samotalis@gmail.com

 https://www.facebook.com/aharwo/?ref=bookmarks

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories