Somali News
Somaliland: Agaasimaha Tayaynta Waxbarashada oo ka Hadlay Waajibaadka Xafiiskiisa
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha cusub ee xafiiska tayaynta waxbarashada ee wasaaradda waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Saleebaan Cumar, ayaa sharraxaad ka bixiyay hawlaha iyo shaqada uu...
WAA NOOCMA XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA BOOLISKA IYO SHACABKA JSL? Qalinkii: Cabdiraxman Yacqub Xasan
Hordhac Ilaalinta jiritaanka dal iyo dadba waxay rabaan xoogag ka hortaga cadawga. Xoogaha Qarankasta leeyahay maaha kuwo haysta oo qudha toobar ciidameed lana baray oo...
Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa.
Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni...
Maxay Iska Shabahaan Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey iyo Kuwa Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa ee Waddani ku biiray?
Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey : Sidaynu ognahay tiro badan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland ayaa u shaqo tagay Somaliya. Ujeedada ay u tageen...
Madaxweynaha Somaliland oo masuul cusub u magacaabay Hay’adda Xidhiidhka Raashinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa masuul cusub u magacaabay Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka, kaddib markii masuulkii hay’addaas hore u hayey...
Xiddigadda FARXIYA KABAYARE oo muddo kooban ku hanatay hoggaaminta Daawashada Muuqaallada Heesaha Fannaaniinta Soomaaliyeed
Fannaanadda Soomaaliyeed ee Farxiya Kabayare oo ku caan-baxday Cod-macaani iyo Wacdaraha Masraxyada ay ku kulmiyso bulsho-weynta ku xidhan Fanka Soomaaliyeed, ayaa muddo kooban ku ku...
Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo ka jawaabtay Eedo uu Xisbiga WADDANI u jeediyey Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo uu Xisbiga WADDANI dhawaan u jeediyey Ciidamada kala duwan ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

