Monthly Archives: July, 2017

spot_imgspot_img

Murrashaxa KULMIYE oo Qaatay Kaadhkiisa Cod-bixinta, kana Hadlay Xisbiyada iyo Ujeeddada laga Leeyahay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah uga qaatay kaadhkiisa codbixinta doorashooyinka xarunta hay’adda...

Dahabshiil CEO Glad Somalia Internet Outage Ends

Mogadishu (SLpost)- Somalia’s internet has returned after an outage of more than three weeks cost the Horn of Africa nation about $10 million a...

JAYLAANI: Abwaan Ka Dhex-mudhay Hal-abuurka Soomaaliyeed oo Afka Hooyo Hees u Sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Hal-abuurka Dhalinyarada ah ee Reer Hargeysa Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani) oo ka tirsan Bahda Fanka ee Xiddigaha Geeska, ayaa ku guulaystay inuu...

Ururka Qareenada Ee SOLLA Oo iftiimiyey Khaladaadka Sharci oo ay sheegeen inay Ka Dhasheen Qaybinta Kadhadhka Codbixinta

Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa qoraal warsaxaadaeed ah kasoo saarey Baaq Ku Saabsan Caqabadaha Dib-U Dhaca Doorashada Ka Yimid Iyo Khaladaad...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Berbera Ka Furay Hoteel Casri Ah Oo Ay Hirgalisay Shirkadda Dahabshiil Group

Berbera (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17.07.2017 xadhiga ka jaray hotel casri...

Emirates and flydubai join forces, announce extensive partnership agreement

Passenger benefits to include access to over 200 unique destinations, seamless travel experience and frequent flyer programmes alignment DUBAI, United Arab Emirates, July 17, 2017/...

HARGEYSA: Isku-Dhac Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay, Booliska Oo Aan Ka Hadal & Xogta Siday Wax U Dhaceen

Hargeysa (SLpost)- Allaah ha u naxariistee Laba Wiil oo Dhalinyaro ah ayaa geeriyooday, mid kalena wuu dhaawacmay, ka dib markii Askari ka tirsan Ciidanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img