Tirada Dad ugu dhintay iyo qaar u jiifa Cudurka Shuban-biyoodka oo mar kale ka dillaacay Qaybo ka mid ah Gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Ugu yaraan 6 qof ayaa meelo kala duwan ugu geeriyooday Xannuunka Shuban-biyoodka oo mar kale ka dillaacay gobolka Awdal halka tiro lagu...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Digniin Dawlada UK Saartay Somaliland Iyo Safaro Dalka Dibadiisa Ku Tagay
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka Hadlay Digniin Dawlada UK ka soo saartay Saartay Somaliland Iyo Safaro uu dhowaan Dalka...
Wararkii Ugu Dambeeyey ee Shuban-biyoodka Xabsiga Burco iyo Taliyaha Asluubta oo ka hadlay
Burco (SLpost)- Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta JSL Gen Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa ka...
Ururka Maareegaha Somaliland oo Baaq iyo Cambaarayn ka soo saaray Xadhigga Weriye 11 Maalmood U Xidhan Wasiirka Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Ururka Mareegaha Wararka Somaliland ee SOMA (Somaliland Online Media Association, ayaa War-Saxaafadeed ka soo saaray Xadhigga Weriye Maxamed Aadan Dirir oo muddo...
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Cali Khaliif Galaydh Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Awdal (DAAWO SAAWIRRADA)
Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida...
Sheekh Aadan Siira oo Cid gaar ah ku calaamadiyey Masuuliyadda Sicir-bararka iyo Musuqmaasuq ka jira Dalka
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira) oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka, gaar ahaan caasimadda Hargeysa, ayaa khudbaddiisii Jimcaha ee...
Wasiir Cali Marreexaan oo Gurmad miisaan leh ka gaystay Xakamaynta Shuban-biyoodka iyo Gargaarka Bukaan-jiifka la il-daran
Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta ee Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan), ayaa si ballaadhan uga qayb-qaatay gurmadka Bukaan-jiifka uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

