Monthly Archives: May, 2017

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Afar ka mid ah Garoomada Hargeysa ee Tartamada Ramadaan ka Socdaan

Murrashax Muuse Biixi oo booqday garoomada degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax iyo dhallinyarada oo uu kala qaybgalay ciyaarta kubadda cagta Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka...

Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir oo ka warramay Gobollada Bari iyo Saami-qaybsiga Prof Ali Khalif

LONDON (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Gobollada Bari Garaad Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, ayaa ka faahfaahin ka bixiyey socdaal kedis ah oo uu...

SOOL: Natiijada Sulux-nabadeed oo laga dhex-wado laba Beelood oo Xurguf dhexmartay iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Laascaanood (SLpost)- Wefti ka kooban Wasiirro oo xukuumadda Somaliland u xil-saartay dhex-dhexaadinta iyo soo-afjarista colaad deegaanka Koonfurta Gobolka Sool ku dhexmartay laba beelood oo...

Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine

Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine Nuxurka Kulan dhexmaray Safiirka Somaliland ee Jabuuti iyo Danjirayaasha dalalka Japan iyo Palestine

Somaliland oo faahfaahisya Xidhiidh Dhexmaray Sarkaalka ugu sarreeya hay’adda ICAO iyo Arrimo laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa ugu baaqay hay’adda ICAO oo Gacanta ku haysa maamulka Hawada...

DAAWO Qaybta 2aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Halkan ka daawo Qaybta Labaad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

Wararkii u dambeeyey Diyaarad ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Diyaarad laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay cilladi ku timi Geerka ama...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img