Guddidii Taakulada Abaaraha Heer Qaran Oo Soo Bandhigay Xisaab Xidhkii Ay Ku Shaqaynayeen Muddadii Ay Xaaladda Abaartu Dalka Haysay
Hargeysa(SLpost)- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Qasriga madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo ay guddida taakulaynta abaaruhu kusoo bandhigeen xisaab...
Daawo: Wasiirka Arimaha Dibedda Oo Furay Xafiiska Somaliland Ee Washington USA
Washington (SLpost)- Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga dalkan Maraykanka ayaa furay xafiiska ay Somalliland ku leedahay...
Nuxurka Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Guddida Ka-Soo-Kabashada Abaaraha iyo Waxyaabihii Shirkaasi laga Wada Hadlay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Ka-soo-kabashada Abaaraha ee 18 May oo dhawaan madaxweynuhu magacaabay, ayaa galabta kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Somaliland. Guddiga oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha...
Daawo Warbixin ka hadlaysa Xaaladda Nololeed ee ay Ku Suganyihiin Barakacayaal ku sugan Xerada Barakacayaasha Degmada Bali-mataan
Daawo Xaalada Nololeed ay Ku Suganyihiin Barakacayaal ku sugan Xerada Barakacayaasha Degmada Bali-mataan Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warbixintan https://www.youtube.com/watch?v=SXzVZT03jTI&feature=youtu.be
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac Oo Doortay Maayir Iyo Ku Xigeen Cusub
Saylac (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Deegaanka degmada Saylac ee Xarunta gobolka Salal, ayaa doortay Maayar iyo Maayar-ku-xigeen cusub, kaddib markii si aqlabiyad ah xilalkii looga...
Ramadaan: Shan Gu’ Oo Aan Toddoba Cisho Ka Soomay Iyo Sababta Keentay!
Waxan ahaa afar iyo toban jir dhigta fasalka siddeedaad ee dusgiga dhexe markii kowaad ee aan si buuxda u soomay faralka Ramadaanta. Halkii ayaan...
DAAWO Qaybta 1aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

