“Intay Gaadhayso Maamulka Jira Iyo Inta Ku Xeeran In Lala Xisaabtamo Oo Laga Soo Celiyo Hantida Umadda…” – Sh. Adam-Siiro
"Intay Gaadhayso Maamulka Jira Iyo Inta Ku Xeeran In Lala Xisaabtamo Oo Laga Soo Celiyo Hantida Umadda..." – DAAWO Kubaddii Salaamadda Jimcaha ee Maanta...
Guddoomiye Muuse Biixi iyo Weftigiisa oo la Kulmay Safaaradaha Dalalka Denmark, Finland, Australia iyo Hay’adda USAID
Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo...
MARAYKAN: Xubno Iska-casilay Xilal ay Kulmiye ka Hayeen oo ka Gilgishay Deedifayn Madaxda Xisbigu Ka Daba-direen
Denver (OWN)- Guddoomiyihii hore ee gobollada dhexe ee waddanka Maraykanka u qaabbilsanaa Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Khayre Maxamed Axmed oo isaga iyo...
Sidee Lagu baabi’in karaa Bidaarta, Loona Joojin karaa Timaha Daata (Xogta dahsoon)
Sidee Lagu baabi'in karaa Bidaarta, Loona Joojin karaa Timaha Daata, Sidee Lagu baabi'in karaa Bidaarta, Loona Joojin karaa Timaha Daata (Xogta dahsoon)
Guddiga Abaaraha Somaliland oo ka Jawaabay Tuhunno lala xidhiidhay (DAAWO MUUQAALLO)
Hargeysa (SLpost)- Guddida Abaaraha ee Heer qaran Oo Shir Qaatay Saddex Maalmood oo ay la yeesheen Madaxweynaha iyo Qaybo ka Mida Xukuumada ayey Xalay...
Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigiisa oo Kulamo la Qaatay Safiirka Jarmalka ee Nairobi iyo Hay’ado kala Duwan
Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee...
Xafiisyadii KULMIYE ee Woqooyiga Ameerika oo la xidhay, Hoggaanka Sare oo ka indha-saabtay Khilaafka jira iyo Is-casilaadda masuuliyiinta oo sii Tusbax furtay noqotay
Denver (SLpost)- Waxa gebi ahaanba albaabada loo laabay inta badan xafiisyadii uu Xisbiga Kulmiye ku lahaa Woqooyiga Ameerika, gaar ahaan labada dal ee Maraykanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

