Muuse Biixi Oo ka hadlay Muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda iyo Mowqifka uu ka aamisan yahay
Muuse Biixi Oo ka hadlay Muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda iyo Mowqifka uu ka aamisan yahay Muuse Biixi Oo ka hadlay Muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda iyo Mowqifka uu ka aamisan yahay
Xusuusihii iyo Mahadhooyinkii Professor Xuseen Tanzaaniya
Waxa Alle ha u naxariistee taariikhdu markay ahayd 15-1-2017 ku geeriyooday Magaalada Boston ee dalka Maraykanka aqoonyahan Soomaaliyeed oo taariikh facweyn lahaa oo mahadhooyin...
Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM oo soo bandhigtay Abaalmarinno la xidhiidha Adeegyada ay bixiso oo Macaamiisheedu ku guulaysteen
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM, ayaa soo bandhigtay abaal-marinno la xidhiidha adeegyada ay bixiso qaarkood oo ay ugu talo-gashay qaar ka...
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhiga Milateri Ee Imaraadku Ka Yagleelayo Berbera
(SL.Post) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Saldhiga Milateri ee la sheegay...
Ujeedada Kulan Ay Wada-yeesheen Guddida Doorashooyinka Iyo Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi
(SL.Post) Kulankan ay wada yeesheen Guddida doorashooyinka iyo Hogaamiyeyaasha saddexda xisbi qaran, waxa lagaga wada-hadlay in xal keeno xal lagaga gudbi karo doorashada iyo...
General Jidhif Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka Carabtu Doonayo
(SL.Post) Muj. Maxamed Xasan Cabdilaahi Oo Ahaa Halgamayaashii ururkii SNM isla markaana ah Khabiir ku takhakhusay dhinaca militariga ayaa ka hadlay bixinta saldhiga militari...
“Waa Fool-Xumo Weyn Somaliland Oo Dunida Kuwa Ugu Fiqiirsan Hoosteeda Ku Jirtaa Inay 70 Wasiir Yeelataa”
(SL.Post) -Professor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ah macalin caan ah oo jaamacadeed, kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay inay Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

