“Waxaan Ahay Ardaygii Reerka, Waxaana Wax I Baray Macallinkii Reerka Oo Axmed Saleebaan Dafle Ahaa.” Wasiir Waracade
Hargeysa (SL.Pots) Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay sadarro taariikhdiisa hore ee noloshiisa...
“Annaga Iyo Shacbiga Somaliland Dad Hadda La Isbarayo Ma Nihin, Dhalasho Iyo Dhul Ayaanu Wadaagnaa” Prof: Cali Khaliif Galaydh
Hargeysa (SL.Post) Hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa shaaca ka qaaday in wadahadal u bilaabmay Somaliland, isla markaana si fiican wejiga koowaad ugu...
“Golaha Wakiiladu Xaq Waxay U Leeyihiin Inay Heshiiskan Ansixiyaan Ama Diidaan” Cali Guray
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa sheegay in Golaha Wakiilladu xaq u leeyihiin...
Ujeedada Shir Ay Ku Dhawaaqeen Salaadiin Ka Soo Kala Jeeda Koonfurta Hargeysa Iyo Galbeedka Burco
Hargeysa (SL.Post) Saladiin, Cuqaal iyo wax garadka ka soo jeeda koonfurta magaalada Hargeysa iyo galbeedka Burco, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga uu furmi doono shir...
Doorashada Somalia Oo La Mudeeyay Wakhtiga Ay Qabsoomayso
Muqdisho (SL.Post) Guddoomiyaha guddida doorashada dadban ee Somalia Cumar Maxamuud Cabdulle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga rasmiga...
Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay In Dib U Habayn Lagu Samaynayo Barnaamij Siyaasaddeedka Xisbiga
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in dib u habayn lagu samaynayo...
“Waxaan U Arkaa In Dantu Ku Jirto Somaliland Inay Isku Timaado, Khaatumo Iyo Cali Khaliif Haddii Ay Aqbaleen Waan U Mahad-naqayaa” Cali Sandule
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cali Axmed Maxamuud (Cali Sandule), ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay soo dhaweynayso wadahadalada u bilaabmaya Khaatumo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

