Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Booliska Burco Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Oromo Ah Oo Qashay Gabadh Yar

Burco(SLpost)-Booliska magaalada Burco ayaa gacanta ku soo dhigay nin dadqal ah oo duleedka Burco ku qashay gabadh yar oo wakhtigaas aanay cidi la joogin,...

Dacwad ka Dhalatay Sawir uu Danyeer Iska Qaaday oo aan Lagu Xusin Buug Lagu Daabacay iyo Go’aanka Laga Gaadhay

Garsoore u dhashay dalka Maraykanka, ayaa go’aan ka gaadhay dacwad ay keeneen koox xuquuqda xayawaanka u dooda oo la yidhaa PETA, kuwasaoo metelaayey daanyeer...

11-ka Dal ee Adduunka ugu Shaqada Adag, Saacadaha ugu Badanna la Shaqeeyo

Hargeysa(SLpost)-Urur arrimaha dhaqaalaha ka shaqeeya, cilmi-baadhisahana sameeya oo loo soo gaabiyo OECD (Organization for Economic Co-operation and Development), ayaa baadhitaan ku sameeyey tirada saacadaha...

Somaliya: Ma Waxa Wax Lagu Qaybsadaa 4.5, Mise Qof Iyo Cod

Haddii loo fekero anigu maxaan helayaa, ama reerkeygu muxuu helayaa waa mid aan isku dan la ahaan karin. Waxaa ka habboon in la garto...

Daawo Hordhaca Su’aalo Ad’adag Oo La Waydiiyay Xirsi

Halkan ka daawo hordhaca su'aalo aad u kulul oo wasiir kii hore ee madaxtooyada ay ku cashariyeen dhalin yaro kala duwan barnaamij uu qabtay...

Wasiirada Dibada Ee Jaamacada Carabta Oo Dalbay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Weerarkii Safaarada Sucuudiga Ee Iiraan

Hargeysa(SLpost)Wasiirada arrimaha debeda ee wadamada ururka Jaamacada Carabta oo shaley ku shirey magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa taageeray dalka Sacuudiga, waxaanay cambaareeyeen weerarkii...

Xasan Sheekh Oo Difaacay Go’aanka Xidhiidhka Loogu Jaray Iiraan

Somaliya(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay go’aanka ay dhowaan dawladda Soomaaliya xidhiidhka ugu jartay dawladda Iiraan. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img