Hong Kong Oo Ka Mudaharaadaysa Qorayaal Dhaliili Jiray Shiinaha Oo La Waayay
Hargeysa(SLpost)-Kumannaan qof ayaa waxa ay dibadbax ku qabsadeen magaalada Hong Kong, si ay u muujiyaan carradooda ku aaddan shantii qof ee buugaagta gadi jirtay...
Axmed Ismaacil Samatar Oo Ugu Baaqay Somaliland In Aanay Xidhiidhka U Jarin Iiraan
London(SLpost)-Waxa uu sidan ku sheegay Prof,Axmed Ismaacil rays https://youtu.be/NdyfR6Swfik
Wasiirkii Hore Ee Cadaalada Oo Ka Warbixiyay Halka Garabkoodii Kulmiye Cagadhigtay
Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee cadaalada Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka warbixiyay halka uu caga dhigtay rabkoodii isbahaysiga ee ka soo goay Kulmiye intiisa kale. https://youtu.be/2vtZt8yRE4U
Dhaqangalinta Ilaalinta Soo Galootiga oo Madaxweynuu Kala Kulamay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Badhasaabada
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha iyo badhasaabada dalka si loo hirgaliyo go'aanadii dhawaan la soo saaray ee la xidhiidhay soo...
“Runtii waan ku hanbalyaynayaa ganacsatada Somaliland go’aanka ay qaateen…” Jamaal CalI Xuseen
Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ganacsatada dalka ku habalyeey in aanay iska qaadan cashuuraha lagu kordhiyay, waxaanu ku tilmaamay wax...
Sheekh Dirir “Hadii keliya la eego koriinkooda iyo dhergintooda, laakiin loo sixi waayo cilmiga iyo caqiidada, ubadku way ka dhacayaan nolosha..”
“Furiinka waalidka waa sababaha keena in ubadku qaloocsamaan, waayo cidda ugu horeysa ee dhibaatadu ka soo gaadhayso waa ubadka..” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir...
Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Dayriyay Xaalada Abaaraha Deegaanada Laga Soo Doortay
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye nac nac ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee qalafsan ee ku dhufatay deegaano badan oo ka mid ah Somaliland. https://youtu.be/97dTcdZ-Oq8
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

