Boolis Nin Tuug ah Ku Qasbay inuu 40 Xabo oo Muusa Cuno si ay uga soo Saraan Silis Dahab oo uu Liqay
Booliska magaalada Mumbia ee dalka Hindiya, ayaa xeelad khatar badan u adeegsaday nin tuug ah oo liqay silis dahab, kadib markii ay ku qasbeen...
Madaxweyne Ku Xigeenka Kiniya oo hortagaya Maxkamada The Hauge
Kiniya(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa maanta hortagaya maxkamada dambiyada ee The Hague. William Ruto waxaa loo haystaa dambiyo ka dhan ah bani'aadamka...
BURCO: Daawo Muuqaalka Sawirada Nin Oromo ah iyo Meydka Gabadh Yar oo uu Qashay
Booliska magaalada Burco ayaa gacanta ku soo dhigay nin dadqal ah oo duleedka Burco ku qashay gabadh yar oo wakhtigaas aanay cidi la joogin, waxa dhacdadan naxdinta badan shacbiga ugu war bixiyay taliyaha booliska gobalka Togdheer
Waano iyo digniin – Golaha Baarlamaanka Soomaaliland
Ansixinta xeerka Bangiyada dulsaarka ku shaqeeyaa waxay noqon doontaa astaan diin la'aaneed iyo arin burbur dhaqaale oo baahsan dalka u horseeda. Waxaanu ogsoonahay in xubno...
Askartii Toogatay Saraakiishooda Oo Dil Lagu Fuliyay
Hargeysa(SLpost)-Xukuumada Somaliland ayaa dil ay maxkamaduu ku rideen ku fulisay lix ka mid ah dadka tirada badan ee dilka ku xukuman, waxaana wararku ay...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabiga Ka Tacsiyeey Geerida Abwaan Cali Sugulle
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jam. Somaliland-ba waxa uu...
Dadka Muslinka Ah Ee Faransiiska Oo Lagu Casuumay Masaajidada Dalkaas
France(SLpost)-Todobaadkan oo wadanka France laga xusayo weerarkii sanad kahor ka dhacay Paris ayey Masaajidada ku yaal caasimada France casumaad u fidiyeen dadka aan muslimka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

