Qarax Xoogan Oo Ruxay Dalka Turkiga
ISTANBUL(SLpost)-Guddoomiyaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegay in qarax Talaadada (1/12/2016) ka dhacay degmada taariikhiga ah ee Sultanahmet uu dilay ugu yaraan 10...
Falanqaynta siyaasada cusub ee madaxweynuhu ku dardar galinayo dadaallka citiraaf raadinta.
_____________________________________________________________________________________ Citiraaf buuxa oo uu qaranka somaliland ka helo beesha caalamka waa hamiga iyo hiigsiga koowaad ee ay leeyihiin shacabka reer somaliland ee ku...
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Kuriday Nin Madhabka Shiicada Fidinayay
Hargeysa(SLpost)-Maxkamada degmada Hargyesa ayaa xukun ku diray laba qof oo lagu helay fulinta madhabta shiicada. https://youtu.be/U7XKNj5vN-g
Gaadhi Hargyesa Ku Dhex Dhacay Oo Sababay Dhimashada Sodon Neef iyo Dhaawaca Hal Qof
Hargeysa(SLpost)-Gaadhi nooca waaraadka ah ayaa ku dhacay gudaha magaalada Hargyesa kadib markii sida la sheegay uu bireegu gaadhiga u qaban waayay ayana ka soo...
Daawo Muuqaalka Laga Duubay Darooga Iibiyahii Ugu Weynaa Mexico Ee Dhawaan La Qabtay
Ciidamada Militariga Mexico ayaa Jimcihii lasoo dhaafay gacanta ku dhigay Hogaamiyaha ugu weyn ee burcada ka ganacsatada Daroogada Joaquín Guzmán (El Chapo). Filimkan ayaa waxaa...
Madaxweyne Siilaanyo Dhaqangaliyay Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhaqan galiyay xeerka ilaalinta kaymaha iyo duurjoogta Somaliland, kaas oo dhawaan uu ansaxiyay golaha wakiilada Somaliland. War-saxaafadeedkaas oo dhamaystiran waxa...
Faransiiska Oo Qaxoonti Dajiyay Koontiinaro Gaboobay Oo Guryo Looga Dhigay
Paris(SLpost)-Faransiiska ayaa u raray kun iyo shan boqol oo qoys oo Qaxoonti ah koontiinarada alaabta oo gaboobay kuwaas oo dayactir loogu sameeyay, waxaana dawladu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

