HomeBoolis Nin Tuug ah Ku Qasbay inuu 40 Xabo oo Muusa Cuno...

Boolis Nin Tuug ah Ku Qasbay inuu 40 Xabo oo Muusa Cuno si ay uga soo Saraan Silis Dahab oo uu Liqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Booliska magaalada Mumbia ee dalka Hindiya, ayaa xeelad khatar badan u adeegsaday nin tuug ah oo liqay silis dahab, kadib markii ay ku qasbeen inuu cuno 40 xabbo oo muus ah.

Ninka tuuga oo boolisku gacanta ku dhigeen, ayaa diiday inuu siliska dhibo, kadibna liqay, balse waxa la geeyey cusbitaalka si loogu baadho mishiinka sawirka (X-rays), kaasoo soo saaray in siliskuk calooshiisa ku jiro.

Dhakhaatiirta, ayaa soo jeediyey in habka ugu habboon ee lagaga soo saari karo siliskaas uu hayay in ninkan qalliin lagu sameeyo, balse saraakiil booliska ah ayaa go’aamiyey in qalliinku aad u qaali yahay, kadibna ku qasbay inuu cuno muuskaas.

“Waxa uu cunay 40 xabbo oo muus ah maalintii oo dhan, aakhirkii waxa aan helnay siliskii, waanu maydhayn, kadibna dib u hagaajinay,” ayuu yidhi Shankar Dhanavade oo ah sarkaal baadhe sare ka ah Mumbia oo la hadlaayey Wakaalada Wararka ee AFP.

Tuugan oo 25 jir ah waxa la hor keenay Jimcihii toddobaadkan Maxkamada, sida warbixinta maxkamada loo soo gudbiyey sheegtayna maaha markii ugu horreeyey ee tuug khudaarta lagaga soo saaro qudaar la cunsiiyey.

Bishii July ee sannadkii hore ayaa nin tuug ah uu liqay silis iyadoo sidan oo kale muus tiro badan lagu qasbay inuu cuno, kadibna uu cabo dhawr litir oo caano ah oo ay la socdeen wax kale, sidaasna lagaga soo saaray siliskii.

Sidoo kale, bishii April ee sannadkii hore waxa tuug la cunsiiyey 50 xabbo oo muus ah, kadib markii uu liqay silis aad u qaalis ah, sidaasna lagaga soo saaray.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories