Denmark oo ka doodaysa sharciyo qaxooti
Denmarka(SLpost)-Baarlamaanka Denmarka ayaa ka doodaya maanta, sharci ogolaanaya in laga qaado lacagta iyo waxyaabaha qaaliga ah ee dadka qaxootiga markii ay imaadaan Denmark iyo...
IRAN Oo Sii Deysay Ciidamo Mareykan Ah
TEHRAN(SLpost)-Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa arbacada (1/13/2016) sheegay in 10 ka tirsan badmaaxiyiinta ciidamada badda Mareykanka la sii daayey, maalin kadib...
Maxamed Biixi Yoonis Oo Taageerayaashiisa U Sheegay Inuu Imaatinkii Ka Baaqday
Hargyesa(SLpost)-Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah murashixiintii u tartamaysay xisbiga KULMIYE balse qaadacay shirkii golaha dhexe oo mudooyinkii udambeeyey dalka dibadiisa ku maqnaa...
Sheekh Dirir Oo Ka Digay Xeerka Baananka Ee Baarlaanka Horyaala
Hargyesa(SLpost)-Sheekh Dirir oo ka mid ah culimada Somaliland ugu caansan ayaa wakiilada uga digay inay meelmariyaan xeerka baananka. https://youtu.be/f3eN5wCqpds
Cabdimaalik Coldoon Oo Waraysi La Yeeshay Ninkii Lagu Eedeeyay Dadqalka
Burco(SLpost)-Wariye Cabdimaalik Coldoon ayaa warays la yeeshyee ninki ku eedaysnaa inuu qashay ninta yar magaalada Burco. https://youtu.be/PQnWzjBhU1U
FALANQEYNTA KHUDBAD SANNADEEDKI 2016 EE MADAXWEYNE SILAANYO
Run ahaanti khudbad sannadeedkan 2016 ee madaxweyne Silaanyo maanta ka hor jeediyey labada gole ee wakiilada iyo guurtida way ka qaab duwaneed shanti khudbadeed...
Iiraan Oo Maraykanka Ka Qabtay Doonoyo iyo Ciidankii Saarnaa
US(SLpost)-War hada uun la helaayo ayaa sheegay in dowlada Iran ay qabatay doomo ciidanka Maraykanka ay leeyihiin iyo dadkii saarnaaba. Wasaarada Gaashaandhiga ee dowlada Maraykanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

