Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Clinton Oo Blair Uga Sheekeeyey Dareenkiisa Askartii Maraykan Ee Maydkooda La Jiiday Muqdisho

London (SLpost)- Xafiiska madaxweynihii hore ee Maraykanka Bill Clinton ayaa faafiyey qoraallo laga sameeyey kulamo iyo xidhiidho talefanka ah oo dhexmaray Bill Clinton iyo...

Caqliyoow Goorma ayaad Xor Noqonaysaa?

Shaki kuma jiro in caqliga iyo garaadka bani’aadamku yahay mucjiso qoto dheer oo aan si fudud looga faaloon Karin, jiritaanka caqliga ayuu dadku ku...

Musharax Jamaal Oo Magacaabay Gudida Kaanbaynka Gobalka Wales Ee Magaalada Cardiff

UK(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa magacaabay gudida kaanbaynka ee Wales, waxaana ay u dhignayd gudidaas uu musharaxu soo saaray sidan.

Muuse Biixi Oo Burco Iyo Madaxweyne Siilaanyaba Qalbi Furan Ugu Mahadnaqay

Hargyesa(SLpost)-Gudoomiye Muuse Biix Cabdi ayaa si niyad ah ugu mahadnaqay reer Burco iyo madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay u sahleen inuu musharax ka...

Waa Maxay Islaamku?

Jawaabtu way fududdahay. Qofkasta oo Muslin ahina wuu yaqaannaa, Islaamku waa inaad qirto in aanu jirin Ilaah xaq lugu caabudo oo aan Ilaahay kaliya...

Itoobiya Oo Joojisay Qorshii Lagu Balaadhinayay Caasimada

Itoobiya(SLpost)-Dowladda Itoobiya iska daysay qorshe lagu balaarinayo magaalada Addisababa, oo keenay mudaaharaadyo bilooyin socday. Mudaaharaadyo ay sameeyeen dadka Oromada ah oo ah dadka ugu badan,...

“Jiilaalku waa wakhtiga ugu adag dadka gobalka Togdheerna xoolo dhaqato ayay u badan yihiin”Cirro

Hargyesa(SLpost)-Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku tilmaamay wakhtiga diiwaangalintu ka qabsoomayso Todheer mid adag oo komishanku ay ka weecin karayeen, se ay si toos ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img