HomeMaxamed Biixi Yoonis Oo Taageerayaashiisa U Sheegay Inuu Imaatinkii Ka Baaqday

Maxamed Biixi Yoonis Oo Taageerayaashiisa U Sheegay Inuu Imaatinkii Ka Baaqday

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargyesa(SLpost)-Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah murashixiintii u tartamaysay xisbiga KULMIYE balse qaadacay shirkii golaha dhexe oo mudooyinkii udambeeyey dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa baajiyey soo dhowayntii ay u qaban qaabiyeen taageerayaashiisa dalka ku sugani loona ballansanaa khamiista inagu soo aadan maadaama sida uu sheegay uu ku soo beegmay aaska alle ha u naxariistee Abwaan Cali Sugule (Dun-carbeed) oo todobaadkan ku geeriyooday dalka Imaaraadka carabta, khamiistana lagu aasi doono magaalada Hargeysa.

Maxamed Biixi ayaa sidaas sheegay mar uu la soo xidhiidhay wargayska Somalilandtoday, waxaana uu taageerayaashiisa ugu baaqay inay ka qaybgalaan aaska marxuumka oo khamiistan loo dareeri doono. Isagoo arrinkaas ka hadlaya ayuu yidhi Maxamed Biixi Yoonis:

“Waan uga mahadnaqaya cid kasta oo jeclayd inay i soo dhowayso, balse maadaama uu khamiista bari ah dhici doono aaska abwaan wayn oo dalka caanka ahaa qarankana jeclaa waxaan taageerayaashayda ku wargalinayaa inaan soo dhowayntaydii u baajiyey ka qaybgalka aaska Abwaan Dun-carbeed, waxaanan taageerayaasha iyo cid kasta oo I soo dhowaynaysay ugu baaqayaa inay ka qaybgalaan aaska Marxuum Abwaan Cali Sugule. Waad Mahadsantihiin”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories