HomeIRAN Oo Sii Deysay Ciidamo Mareykan Ah

IRAN Oo Sii Deysay Ciidamo Mareykan Ah

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

TEHRAN(SLpost)-Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa arbacada (1/13/2016) sheegay in 10 ka tirsan badmaaxiyiinta ciidamada badda Mareykanka la sii daayey, maalin kadib markii ay galeen biyaha caalamiga ah ee Iran.

2959BE35-53BC-4C2A-AE2C-C215D946BB5A_w640_r1_s (1)

Bayaan kasoo baxay ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay raali-gelin ka bixisay soo gelitaanka biyaha Iran, ayna xaqiijisay inaysan mar kale dhici doonin.

Jeneraal Ali Fadavi oo ah madaxa badda ee ilaalada kacaanka, ayaa sheegay in cilad ku timid qalabkii hagayey ciidamada ay sababtay in ciidamadan ay soo galaan biyaha Iran.Ciidamada oo ka koobnaa sagaal rag ah iyo haweeney ayaa laba doomood oo yar ku safrayey gacanka Persia ee u dhaxeeya Kuwait iyo Bahrain, markii ay lumiyeen xidhiidhkii ay la lahaayeen taliska Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaan soo hadal qaadin dhacdadan markii uu xalay khudabdiisii ugu dambeysay ee qaranka uu jeediyey, hase yeeshee waxa uu ka hadlay heshiiska nuclear-ka Iran, isaga oo yiri “Dunida waxa ay ka fogaatay dagaal kale”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories