Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Oodwayne

Oodweyne (SLpost )- Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ee socdaalka ku maraya gobollada bari, ayaa si wayn...

BURCO: Qaban-qaabada Soo-dhaweynta Murashax Maxamed Saleebaan Cumar oo si weyn looga dareemayo iyo Faahfaahinta Ujeeddada safar uu maalinta Berri ku tagayo

Hargeysa (SLpost)- Musharrax Maxamed Saleebaan Cumar oo ka mid ah Musharraxiinta shaaciyey inay u tartami doonaan doorashada Golaha Wakiilladda Somaliland, kana tartami doonaan gobolka...

Komishanka Doorashooyinka iyo Sadexda Xisbi Qaran oo Baaq Midaysan U Diray Shacbiga

Burco(SLpost)-Komishanka Doorashooyinka qaranka iyo sadexda xisbi qaran oo wada jira ayaa ugu baaqay shacabiga Somalilnd gaar ahaan Togdheer oo ay ka bilaabmayso is diiwaangalintii...

Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Faa’idada Xeerka Duurjoogta

Hargyesa(SLpost)-Wasiirka wasaarada deegaanka shukri bandare ayaa ka hadahay xeerka duurjoogta iyo faaidooyinkiisa. https://youtu.be/NIQinfsEzHU

Carruur Badan Oo Ay Gabadhu Dhashaa Waxa Ay Ka Raajisaa Gabowga, Waxa Aanay U Kordhisaa Qurux

oronto (SLpost)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Kanada ayaa daahfurtay in carruur badan oo ay gabadhu dhashaa ay tahay xalka ugu mucjisada badan ee...

Cali Sugule Dun-Carbeed: Halgamaaggii Aan Hadh-Gelin W/Q: Axmed Nuur Guruje

Alle ha u naxariistee, Abwaan cali sugule dun-carbeed, wuxuu ahaa Abwaan, hal-abuur iyo suugaan yahan, afka iyo aqoonta maansadda ku talax tagay oo Ku...

Warancade Oo Ka Hadlay Ciidanka Qaranka Ee Isbalaadhiyay, Xasan Sheekhna Ku Eedeeyay Waxyeelaynta Nabada Somaliland

Hargyesa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Somaliland u soo diray kooxo ka rida nabadgalyo daro, waxaanu xaqiijiyay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img