HomeKomishanka Doorashooyinka iyo Sadexda Xisbi Qaran oo Baaq Midaysan U Diray Shacbiga

Komishanka Doorashooyinka iyo Sadexda Xisbi Qaran oo Baaq Midaysan U Diray Shacbiga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco(SLpost)-Komishanka Doorashooyinka qaranka iyo sadexda xisbi qaran oo wada jira ayaa ugu baaqay shacabiga Somalilnd gaar ahaan Togdheer oo ay ka bilaabmayso is diiwaangalintii muwaadiniintu inay u hagar baxaan diiwaangalinta codbixiyayaasha

Guddoomiyaha komishanka Doorashooyinka oo ugu horayntii halkaas ka hadlaayay waxa uu yidhi”Dhamaan Bulshada Somaliland gaar ahaan dadka Togdheer waxaanu maanta ku guubaabinaynaa inay maanta u kacaan inay is diiwaangaliyaan. waa inaan u guntanaa hawshan oo inoo bilaabmaysa bishan 16-keeda lixda subaxnimo, xisbiyada waxaanu leenahay waa inaan anshaxa dhawrno oo sadexda xisbi ay iyaga oo gacmaha is haysta diiwaangalinta ku galaan.”

Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa u soo jeediyay taageeryaasha xisbigaas”Waxaanu u soo jeedinaynaa taageerayaashayada xisbiga Kulmiye inay hormuud ka naqdaan hawlaha qaranka oo ay ka mid tahay diiwaangalintan codbixiyayaashu.”

Gudoomiye Xigeenka Waddani Axmed Muumin Seed ayaa saguna sidan”Waa maalin aan lahayn mucaarad iyo muxaafidba, waa maalin aynu gacmaa isku qabsanayno in aanay inaga fashilmin isdiiwaangalintu.

Naasir qodax oo ku hadlaayay afka xoghayaa guud ee xisbigaas ayaa isaguna ugu baaqay bushada Somaliland in lays diiwaangaliyo “Waxaynu nahay wadamada tirada yar ee qaabkan isha ee la sawiraayo diiwaangalinta qaatay”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories