HomeGuddoomiye Cirro Oo Xukuumada iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Ku Tilmaamay Inay Diiwaangalinta...

Guddoomiye Cirro Oo Xukuumada iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Ku Tilmaamay Inay Diiwaangalinta Ka Cagajiidayaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Somaliland(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa xukuumada iyo wasaaradeeda arimaha gudaha ku dhaliilay inay codsadeen in diiwaangalinta dib loo dhigo.

Waxaanu uga digay inay qaadaan talaabo lidi ku ah diiwaangalinta oo dib u dhigi karaysa hawlaheeda shaqo, waxaan isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi“Waxa aad moodaa guusha diiwaangalinta inay banjarinayso xukuumadeenu wararkii ugu danbeeyay ee aanu helnay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ee ay ka bilaabmayso diiwaangalintu waxay soo xaqiijiyeen in ay hayd in maanta la diro dhamaan dadkii diiwanagalinta ka hawlgali lahaa oo ay ka mid yihiin shaqaalaha komishanka, wakiilada wasaarada arimaha gudaha iyo muraaqibiinta asxaabta, komishanku shaqaalihii waanuu keenay,asxaabtuna muraaqibiintii waa ay keeneen, wasaarada arimaha guduhu may keenin wakiiladeedii waliba waxay codsatay in diiwaangalinta dib loo dhigo asxaabtu iyada oo midaysan arintaas way ka diideen komishankuna waa uu ku raacay, waxaanu u soo jeedinaynaa xukuumada iyo wasaarada arimaha gudahaba inay gutaan xilkooda oo aanay ku kici wax diiwaangalinta dib u riixaya.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories