Farqiga U Dhaxeeya Taajirka iyo Fiqiika Dunida Oo Sare Aad Ugu Kacay
Hargeysa(SLpost)-Hay'adda Oxfam ayaa warbixin ku sheegtay in dadka dunida ugu taajirsan oo boqolkiiba hal ah ay ka maal badan yihiin dadka kale ee dunida...
HA DHIBIN MUWAADIN DHIBBAN
Marka aad dhex marayso Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxaad ku arkaysaa dad maskaxda ka xanuunsanaya oo aad u dhiban kuwaas oo la'a cid gacan...
Anshax-Xumooyin Ugub ah!
Gu’yaashii u dambeeyay nolosha ummadda soomaliyeed guud ahaanba waxa lasoo darsay is bedello waaweyn oo kala dambeeyay, waayahooduna kala gadisnaayeen. Waxa lagu tilmaamaa qaar...
Musharrax Maxamed Saleebaan oo Burco ku Qabtay Koob lagu xusay Marxuum Cali Sugulle & Kooxda Ku Guulaysatay
Burco (SLpost)- Koob lagu Xusayey Allah ha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed) oo Khamiistii Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa,...
Ganacsatada, Maamulka Dekeda Berbera iyo Xukuumada Oo Kulan Ku Yeeshay Madaxtooyada
Hargeysa(SLpost)-Waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani wuxuu ka dhacay Xarunta Qasriga Madaxtooyada waxana...
Baarlamaanka Ingiriiska oo ka Doodaya in Dalkooda Laga Mamnuuco Murrashaxa Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka
London (SLpost)- Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa dood ka yeelanaya Isniinta beri cod ay saxeexeen in ka badan 5,000 (shan kun) oo qof, kaasoo lagu...
Magaaladii Lagu Gumaaday Ciidanka Kiiniya Oo Ciidamo Hor Leh Lagu Daabulayo
Somaliya(SLpost)-Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay kusii socdaan magaalada Ceel Cadde ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

