Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Malaayiin doolar oo Muslimiin Af Ingiriisi lagu barayo

Uk(SLpost)-Dawladda Britain ayaa haweenka Muslimiinta ah ee dalkaasi ku nool u diyaarinaysa in kabadan labaatan iyo sideed milyan oo doolar si loogu baro luuqadda...

Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo Sawirqaadihiisii oo xabsiga Loo Taxaabay

Burco(SLpost)-Ciidamada booliska gobalka Togdheer ayaa xabsiga Taxaabay Wariye Cabdimaalik Coldoon iyo sawirkaadihiisii iyo sida oo kale waxa albaabada loo laabay xaruntii uu ku shaqayn...

Bangiyada Ribada ha la furo, mawduuc kale iyo Somaliland, sanadka curtay.

  Dad badan oo aqoon yahan leh ayaynu maqlaynaa, oo ka hor imanaya digniintii iyo taladii culumadu ay usoo jeediyeen golihii u xil saarnaa. Haddii...

Maraykan afduub loogu haysto Ciraaq

Ciraaq(SLpost)-Saraakisha safaradda Mareykanka ee Iraq ayaa xaqijiyay in tiro dad ah oo uu dhashay dalka Mareykanka laga afduubay casimadda ciraaq ee baghdad. Waxay sheegen in...

Saynisyahanno Sheegay In Qaab-Dhismeedka Dadku Uu Is-Beddeli Doono Si Ay Ula Qabsadaan Cimilada Iyo Duruufaha Adduunka Ee Soo Kordhay 

London(SLpost)- Saynisyahan Ingiriis ah ayaa arbacadii toddobaadkii dhowaa sheegay in qaab-dhismeedka qolfoofka aadamaha uu hadda kadib isbeddel ku dhici doono, si uu ula qabsan...

Mar kale Nin Lagu Qabtay Isaga Oo Neef Dhiiga Ka Jaqaaya Gobalka Togdheer

Burco(SLppst)-Deegaanka Balihiile ee gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay nin la sheegay inuu xoolaha ka jaqaayay dhiiga. Ninkan ayaa lagu hayaa meel lagu xabisay oo tuuladaas...

Komishanka Oo Shaaciyay Labadii Maalmood Tirada Dadka Isdiiwaangaliyay

Burco(SLpost)-Komishanka doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay tirada dadka iska diiwaangaliyay gobalka Togdheer labadii maalmood ee ugu danbaysay oo isdiiwaangalinta codbixiyayaashu ay halkaas ahayd mid aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img