Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

QM oo Dalbatay $885-M oo Somalia lagu Caawiyo

MUQDISHO(SLpost)-QM ayaa codsanaysa lacag gaadhaysa 885 malyuun oo dollar si ay u gaadho 3 malyuun iyo badh Soomaali ah oo u baahan gargaar deg-deg...

Saynis Yahanka Hopkins oo ka digay horumarka sayniska

S Uk(SLpost)-Bini'aadanka ayaa qatar ugu jira horumar ay ayaga sameeyeen, sida uu sheegay Prof Hawking.Dagaal Nuckliyeer, cimilada kululaanaysa iyo DNA-da la badalo ayaa ka mid...

Daawo:-Saleebaan Xaglatoosiye Oo Buuhoodle Kaga Itaal Roonaaday Cali Khaliif

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xagaltoosiye ayaa gaadhay Buuhoodle isla markaasna halkaas ka jeediyay khudbad uu ku dhaliilay Cali Khaliif iyo kooxdiisa. https://youtu.be/Pq-JmC0MP8k

Aayado la yaab leh iyo mabaadi’ muhiim kuu ah

Suurat Qaaf, Aayadda 36aad - 45aad, waxay ahaayeen aayadihii aanu saaka rakcaddii labaad ku tukanay. Macnaha aayadahan iyo aqoonta ay xambaarsan yihiin, aan si guud...

Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Halka uu Madaxweyne Siilaanyo Kursiga Ku Saaray

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka jawaabay su'aal barayahanba wax layska waydiinayay taas oo ka dhalatay khubad uu u jeediyay...

Beesha Caalamka: Ma Jirto Muddo Kordhin

MUQDISHO(SLpos)-tBeesha caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah ugu soo gudbiyaan go’aan ku saabsan hab doorasho oo la...

Haayada Lacagta Aduunka Oo Hoos U Dhigtay Saadalinta Korodhka Dhaqaalaha Aduunka

Hargeysa(SLpost)-Hayadda lacagta adduunka ee IMF ayaa hoos u dhigtay saadaalinteeda kororka dhaqaalaha adduunka labada sano ee soo socota. Waxay hadda saadaalinaysaa koror dhaqaale oo ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img