Xukuumada iyo Ganacsatada Oo Soo Gunaanaday Wadahadaladii u Dhaxeeyay
Hargeysa(SLpost)-Kullamadii is-daba jooga ahaa ee u dhexeeyey Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda ayaa shalay galabtii 19.01.2016 markii saddexaad lagu soo gabo-gabeeyey Xarunta...
Madaxweyne Siilaanyo oo U Dhagaxdhigay Ciidanka Booliska Dhisme Noqonaaya Xarunta Taliska
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u dhagax dhigay ciidanka booliska xarun noqon doonta taliska oo haatan loo dhisaayo, waxaanu madaxweynuu salaan sharaf ka qaatay...
Dawladda Somaliland Oo Shirka Midowga Afrika U Diraysa Wefti Ka Ololeeya Madaxda Qaarada Afrika
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in wefti ka socda Somaliland uu magaalada Addis Ababa ee Itoobiya u tagayo...
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,
(1936kii - 2016ka) "Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e', Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii...
Guddoomiye Cirro Oo Burco Ka Jeediyay Khudbad Uu Ku Duray Muuse Biixi
Burco(SLpost):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa khudbad u jeediyey boqolaal ka mid taageerayaasha xisbiga WADDANI ee gobalka Togdheer oo duleedka degmada Qoyta ee...
Donald Trump Oo Siyaasiyad Caan Ka Ah Xisbiga Jamhuurigu Ay Teertay
Us(SLpost)Kuxigeenkii musharaxii hore ee madaxtinimada Mareykanka, Sarah Palin, ayaa taageertay in Donald Trump loo magacaabo in uu noqdo musharaxa sanadkan ee xilka madaxtinimada ee...
Kooxaha Libya oo Dawlad Wadaag ah Sameystay
Liibiya(SLpost)-Kooxaha ku dagaalamaya dalka Libya ayaa ku heshiiyey inay sameystaan dawlad wadaag ah. Talaabadan ayaa la rajeynayaa inay soo afjarto dagaalka iyo qalalaasaha hareeyey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

