HomeQM oo Dalbatay $885-M oo Somalia lagu Caawiyo

QM oo Dalbatay $885-M oo Somalia lagu Caawiyo

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

MUQDISHO(SLpost)-QM ayaa codsanaysa lacag gaadhaysa 885 malyuun oo dollar si ay u gaadho 3 malyuun iyo badh Soomaali ah oo u baahan gargaar deg-deg dhammaadka sannadkan 2016.

Hay’adda QM ee iskudubaridka arrimaha bini’aadanimada Soomaaliya, ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay qorshaha waxqabadka bini’aadanimo ee sannadkan 2016, waxayna ugu baaqday beesha caalamka inay hubiso in deeqdu noqoto mid wakhtiyaysan oo la sadaalin karin.

Qorshahan lagu dhawaaqay ayaa imanaya iyadoo ay jirto baahi bini’aadanimo oo baahsan oo haysata dad lagu qiyaasay 4.9 malyuun oo u baahan gargaar degdeg ah.Hay’addu waxay sheegtay in ka badan hal malyuun oo qof oo barakacay ay muddo badan sugayeen sidii xal loogu heli lahaa mushkiladooda, iyadoo qiyaastii 308 kun oo caruur ah oo ka yar da’da 5 sano ay nafaqo darro haysato, halka 56 kun oo caruurtaasi ka mid ahna ay qarka u saran yihin dhimasho haddii aan la daweyn.

Hay’aadu waxay sheegtay qaxootiga iyo dadka soo noqonaya ee ka soo cararaya dagaallada Yemen ayaa sii wadaan inay yimaadaan Somalia, iyo 30 kun oo qof ay Somaaliya so gaaraan, kuwo badana la filayo sannadkan 2016, sidoo kalena waxaa la filayaa in qaxooti at a soo noqdaan dhinaca Kenya.

Peter De Clercq, madaxda hay’adda QM ee iskudubaridka bini’aadanimada Somalia ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay dhamaadka sannadkan 2016 yareeyaan tirada dadka gargaarka u baahan ee 4.9 malyuun, kana dhigaan 3.2 malyuun oo qof.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories