Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Somaliland:Suudaani Hargeysa ku Dhibaataysan oo Codsi u diray Xukuumadda

Hargeysa(SLpost)-Daariq Xasan Sarkiye waa nin u dhashay dalka Suudaan,kana shaqayn jiray shirkada macmaanka samaysa oo ku taalla magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.   37-jirkan Suudaaniga ah...

Heshiis talaal Ebola oo la saxeexay

Hargeysa(SLpost)-Hayadda Gavi ee talaalka, ayaa la saxiixay heshiis shan milyan oo dollar shirkada daawooyinka ee Merck, si ay u helaan daawada talaalka Ebola ee...

Somaliya Oo loo Tabobaray Ciidamada Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee Kamaandooska

Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xidhey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu horeysay ee...

“WARBAAHINTA MADAXA-BANAAN EE SOMALILAND WAA DAL-JIRKA DAHSOON” CALI KUBAD

Waxaan had iyo jeer si toos ah iyo si dadbanba u maqlaa dad kugu odhanaya "Waar kuwo yar yar oo aan aqoon lahayn, oo...

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Xidheen Cabdimaalik Coldoon Sheegayna Inay Maxkamad Horgaynayaan

Hargeysa(SLpost)-Badhsaabka gobalka Togdheer Maxamed Ibraahin Qabo ayaa ka hadlay xadhiga wariye Cabdimaalika Coldoon oo dhawaan lagu xidhay magaalada Burco. Waxa uu badhasaabku sheegay inuu nin...

Wasaarada Hawlaha Guud Oo Hakadka Liisamada Gaadiidka Ku Eedaysay Wasaarada Maaliyada

Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada hawlaha guud ayaa ku eedeeyay wasaarada maaliyada hakadka ku yimi bixinta liisamada gaadiidka iyo sida oo kale jadiidinta kuwii hore. https://youtu.be/8dvcXjXzELc

Berbera Oo Imaaraadku Ka Dhisaayo Warshad Hilibka Diyaarisa

Berbera(SLpost)-Waxa magaalada Berbera laga dhagaxdhgay warshad hagaajin doonto hilibka xoolaha taas oo uu maalgalinaayo dalka Imaaraadka Carabta, waxaana dhagax dhigay wasiirka xanaanada xoolaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img