HomeBadhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Xidheen Cabdimaalik Coldoon Sheegayna...

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Sababta Ay U Xidheen Cabdimaalik Coldoon Sheegayna Inay Maxkamad Horgaynayaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Badhsaabka gobalka Togdheer Maxamed Ibraahin Qabo ayaa ka hadlay xadhiga wariye Cabdimaalika Coldoon oo dhawaan lagu xidhay magaalada Burco.

Waxa uu badhasaabku sheegay inuu nin maxbuus ah iyo ilmo yar uu waraystay oo aanu sharciguna u ogayn, sida oo kale waxa uu sheegay in talaabo laga qaaday askartii u sii daysay inuu maxbuuskaas waraysto. waxaana isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi“Dalkani waxa uu leeyahay kala danbayn qof walibana waxa uu leeyahay xad iyo xuuud, ka xadkiisa ka gudbana waa la xidhayaa, waxa uu ugu galay godkiisii qof maxbuus ah oo xidhan, kuwii sii daayayna talaabo ayaa laga qaaday, waxa uu waraystay ilmo yar oo aan saxaafada loo ogayn , waxa ay ninkaas xeer ilaalinta iyo haayadaha baadhistu ay ku soo eedeeyeen qodobada 205,326 iyo 338 waxa kale oo ku eedaysan yahay qodobaka 18-aad ee xeerka saxaafada.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories