Hargeysa(SLpost)-DaariqXasanSarkiyewaanin udhashaydalkaSuudaan,kanashaqaynjirayshirkadamacmaankasamaysaookutaallamagaaladaHargeysaeecaasimada Somaliland.

37-jirkanSuudaaniga ahayaadalkiisiiugayimidinuushaqo kahelodalka Somalilandbalsewaxauusheegayinuudhibaatokalakulmayshaqadiiuu kahelayloonadiidayxaqiiuulahaamudadiiuushaqaynayay.
“Somalilandwaxaaan uimidshaqo.Bilawgiihorewaxaaan kashaqogalayshirkadmacmacaankaiibisaooDeero Mall katirsan.KhadarShariifayaannuwadashaqaynaynay”ayuuyidhiDaariq .
DaariqXasanSakariye,waxauusheegayinuumuddo lashaqaynayayshirkadanmacmaankasamaysana,waxaanu kahadlayaasababtashaqadaloogaeryay.
“Anigaoomeherada kashaqaynayawaxadalkamasar usafray mid ka mid ahshaqaalihiishirkada,Ninkiiwuusoonoqonwaayayooammaanadiiayuukhiyaameeyay,ilaahaddana la mahayo,shaqadiiwaa laigaeryayiyadaooaan la Isiininwixiiaanxaqugulahaa”
MrDaariqwaxauusheegayinaanuhaddahaysanmeeluu uhoydo,iyadoodharkiilagaxaday,kadibmarkiilagasoosaaray Hotel-kiiuuseexanjiraymarkiiuuiskabixinkariwaayaykiraddii Hotel-ka.
“Hudheelbaandeggenaa,labadoollarayaanhabeenkiibixinjiray.Habeenaansooheloiyohabeenaansoowaayoayayahayd,habeennadaqaarkoodnamacaariiftaayaaigabixinjirtay”ayuuyidhiDaariqXasan Sakariye.
Wiilkandhallinyarada ahee kasoojeedadalkaSuudaan,waxahadda uhoy ahgidaaradda,isagooxukuumadda Somalilandiyohay’dahaxuquuqaliinsaanka kacodsadaysidiidalkiisiiloogucelinlahaa.
Daariqayaakadibmarkiixukuumadda Somalilandgo’aanka kasoosaartaydadkaajanabiga ahcabsiwaynisoofoodsaartay,waxaanayqaar kamid ahshaqaalahadhismahaDeero-mallsheegeeninay kabaqe-qabaaninuuiskasootuurofooq-yadaislamarkaana kailaaliyaan.
Xigasho Tooshnews
