Buuhoodle(SLpost)-DrsaleebaanCiiseAxmedXaglotoosiyeWasiirkaWasaaraddaCaafimaadkawaxauuuguhorayntafaasiilkabixiyeyhalka aymaraysohawshiinabadgelyoeeugumuhiimsanaydsocdaalkiisashaqo,waxanauuyidhisidan: ‘’Hawlihiinabadgelyoeeaanhalkan ujoogaymeelwacan baymarayaan,dadkiinasiwacan bayhawshaaugashaqaynayaanhadaytahaysidiinabadgelyada looadkaynlahaaiyohadii aytahaysidii ayugahortegilahaayeenshaqsiyaadkaSomaliyakayimideedoonayainayhalkancolaadkahuriyaanoonabadgelyadadeegaankaqasaan,markaadadkuaad bayugashaqaynayaanarintaa,dhakhsoinaynatiijo uyeelatanawaarajaynaynaa’’
Wasiirkuwaxa kaleoouukahadlaynatiijadawaanwaantiinabadeedeekuaaddanayd in ayhabnabadgelyokagabaxaanMagaaladaBuuhoodleNabaddiidka CaliKhaliifiyoxubno lasocdaookatirsanBaarlamaankadalkaaynujaarkanahayeeSomaliyaooiyagumuddooyinkii udambeeyeyxaaladcolaadeediyofarogelinqaawanoocadaawadikudheehantahaykawadaydeegaanokatirsanGobolkaasiBuuhoodle.WaxanaWasiirkaooarintaakahadlayauuyidhi: ‘’Odayaasha,cuqaashaiyowaxgaradkaBuuhoodleaadiyoaad bay udadaalayaanmeelwacan bay umaraysaa,sidiininkaafidmowalaha ah (CaliKhaliif)loogutirtirsiinlahaainuukabaxoGobolkaaiyoguudahaanba Somalilanddhakhsoinay waxkagaadhaanbaanrajaynayaa.’
DrSaleebaanCiiseAxmedXaglo-ToosiyewaxauucaddeeyeymowqifkaDawlada SomalilandeekuaaddannabadgelyadaBuuhoodle,waxanahadaladiisiika midahaa:‘Somalilandwaxakago’an indeegaankaBuuhoodleaan waxcolaad ahoodambekadhicin, Somalilandwaxakago’an inciddoonaysainayDeegaanadandagaalkahurisoaanlagaogolaan,anagaiyoodayaashanawadashaqayn baanagadhaxaysa,deegaankaninamuddoayuucolaadiyomugdikujiray,markaa SomalilandwaxayGo’aansatay indhibaatadaasiaanay dib usoocusboonaan,laganailaaliyooolagahortagoshaqsiyaadkadanahagaarka ahleheetaadoonaya”
IntiiuuwasiirkuWarbixintajeedinayeywaxauubaaqkuaaddanadkayntanabadgelyada udiraydadweynahadeegaankaBuuhoodle:’DadweynahaReerBuuhoodlewaabulshocolaadokasoodaalay,waxaan usoojeedinayaa inaanay uogolaan inshaqsidangaar ahwataaanucolaadiyodhib usoojiidin,waxaaankulatalinayaainaynabadiyohorumarkufekeraanoohadafkoodakadhigtaan,kulligoodnakawadashaqaeeyaaninaynabadoodailaashadaan’’
Sida laogyahaycutubyokatirsanciidankaQaranka JSLayaakusugangudahaMagaaladaBuuhoodle,halka aycutubyokalenasaldhigyokayagleesheensadexdajihoeeGalbeedka,waqooyigaiyobarigaBuuhoodle,xillijihadaafraadoo ah takoonfureed-na aykagabeegantahayxuduudaItoobiya.

