Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo La Wareegey Gaadiid Lagu Caawiyay

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gaadiid kala wareegay haayda UNDP, kuwaas oo laga caawin doono gudoomiyayaasha maxkamadaha gobalada iyo maxkamadaha wareega https://youtu.be/cJeAjBzOty0

BARO LUUQADDA COLOWE EE BEELAHA GABOOYUHU KU HADLAAN

Luuqada Gabooyuhu waxa ay ka mid tahay luuqadaha lagaga hadlo Qaraada Afrika, sida lagu daabacay” Journal of the African Society, No. xiii, October, 1904.”Sidoo...

Sheekh Carab Oo Ka Hadlay Rasaasayntii La Rasaaseeyay Booliskana Dhaliilay

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Carab oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa ayaa ka waramay deblaydii soo weerartay, waxaanu booliska ku dhaliilay in aanay ilaa hada cidna...

Maayarka Boorama Oo Sumaynaaya Eyda Magaaladaas iyo Waxyaabaha Sababay

Boorma(SLpost)-Maayarka Boorama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa ku dhawaaqay inay sumaynayaa maalinta sabtida ah ee fooda inagu soo haysa eyda magaaladaas ku nool oo uu...

Wasiirka Deegaanka Oo Kormeeray Abaaraha Saameeyay Arabsiyo iyo Gabiilay

Gabailay(Slpot)-Wasiirka Deegaanka Somaliland Shukri Xariir ayaa kormeertay abaaraha saameeyay deegaanada Gabilay iyo Arabsiyo. https://youtu.be/sK5eVfLppHM

Masuuliyiinta Bangiga Dhaxe Oo Ku Baaqay In Shacbigu Uu Lacagtiisa Ku Kaydsado Bangiga

Hargeysa(Slpost)-Gudoomiye ku xigeenka baanka dhaxe ee Somaliland ayaa shacabiga ugu baaqay inay lacagtooda bangiga dhaxe ku soo aaminaan si baanku uu u helo lacag...

Xildhibaan Kijaandhe Oo Ka Hadlay Khilaafka Isbahaysigooda Laga Sheegay

Hargyesa(SLpost)-Xildhibaan Kijaandhe oo horena u aha amusharax ka mid ah isbahaysiga garabkii Kulmiye ka baxay ayaa ka hadlay khilaaf laga sheegay inuu saameeyay kooxdooda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img