HomeMaayarka Boorama Oo Sumaynaaya Eyda Magaaladaas iyo Waxyaabaha Sababay

Maayarka Boorama Oo Sumaynaaya Eyda Magaaladaas iyo Waxyaabaha Sababay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorma(SLpost)-Maayarka BooramaMaxamed Xuseen Maydhane ayaa ku dhawaaqay inay sumaynayaa maalinta sabtida ah ee fooda inagu soo haysa eyda magaaladaas ku nool oo uu sheegay inay tiro bateen caafimaad darana ku hayaan dadka magaaladaas.

puredogss

Maayarku waxa uu ka codsaday shacbiga magaaladaas inay xakameeyaan ubadkooda si eydaasi aanu u waxyeelayn maalinka la sumeeyo, waxaana isaga oo warbaahinta la hadlaayay uu yidhi“Waxaanu bilaabaynaa Sabtida shanta subaxnimo eyda oo dhib badan oo caafimaad daro ah inagu haysay inaan wax ka qabano oo aanu sunayno, markaas shanta aroornimo waxaanu ka rabnaa waalidiinta inay ubadkooda ilaaliyaan, si aanay wax uga soo gaadhin hawlgalkaas idinka wax laydiinku qabnaayo, qolada nafaqana waxaanu leenahy waxii ay eydu quudanaysay labadan maalmood ee soo socda noo kaydiya, si ay eydu u gaajooto oo waxa loo tuuraba ay u qaadato, waayo eydu hadii ay dharagsantahay wax la siinayo ma cunayaan oo dareenkoodu waa uu taagan yahay.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories