Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Indhaha Ku Hayso Diiwaangelinta, Kana Hadashay Khubaro Kormeer Ku Samaynaysa Qaabka Loo Maamulayo Iyo Tirada Isdiiwaangelisay
London(SLpost)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay indhaha ku hayso diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee Somaliland ka bilaabantay, waxaanay damaanad qaaday inay bixinayso kharashka ku baxaya kormeer...
Qaar Ka Mid Ah Dadka Gobalka Selel Oo La Gaadhsiiyay Deeq Raashin Ah
Hargeysa(Slpost)-Dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Selel ayaa la gaadhsiiyay deeq raashin ah oo loogu talo galay inay ku dhaafaan xaalada abaared ee aadka u...
Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Ajaanibta Ugu Daray Mudo Kale Oo Ay Ku Diyaargaroobaan
Hargeysa(SLpost)-Taliyaha laanta socdaalka Maxamed Cali Yuusuf ayaa daboolka ka qaaday nay mudo bil ah ugu darayaan inay ajaanibtu talka kaga baxaan. Waxa uu taliyahu sheegay...
Madaxweynaha Falastiin Oo Jabuuti Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Falastiin Maxuud Cabaas oo booqosho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti,sida oo kale waxa uu madaxweynaha...
Soomaalida Riddawday!
W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-cadde Waa dhalinyar luntay, waa dad diin laaweyaal ah, waa kooxo caqli ku filan oo ay samaanta iyo xumaanta ku kala...
Dawladaha Hoose ee Somaliland iyo Holland oo Iskaashi Laga Dhex Abuurayo
Hargeysa(SLpost)-Waxa ka dhacay magaalada Hargeysa kulan iskaashi lagaga dhex abuurayo ururka Dawladaha hoose ee Somaliland iyo ka dalka Holland, waxaana laga yaaba in xidhiidhkani...
Shirka Midaynta Qorshayaasha Qaranka Oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa(Slpost)-Shir lagu midaynaayo qoshayaasha dawlada ayaa laga furay magaalada Hargeysa, shirkan oo uu furay wasiirka qorshaynta qaranka Cali Shoonbe ayaa ay isugu yimaadeen qaybaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

