Madaxweye Axmed Siilaanyo Oo Darajooyin iyo Dalacsiin Ku Taxay Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Qaranka Ee Jiida Bari
Oog(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo maalmahan ku guda jiray socdaal uu ugu kicitimay gobolada bariga qaar ka mida ayaa saaka subaxnimadii hore magaalada burco...
Madaxweynaha Ukriene Iyo Raysalwasaare Ku-Xigeenka Ruushka Oo Dagaal Gacanta Isula Tegey, Iyo Putin Oo Si Jees Jees Ah Wasiirkiisa Ugula Taliyey In Aanu Naxariista...
Geneva (SLpost)-)- Dagaal gacan ka hadal ah ayaa dhex maray Madaxweynaha dalka Ukraine Petro Poroshenko iyo raysalwasaare ku-xigeenka Ruushka Yury Turtnev oo ka wada...
Daawo:-Ganacsade Cumar Caydiid Oo Maanta Lagu Xidhay Hargeysa Iyo Wasiir Warancade Oo uu ku Eedeeyay Xadhigiisa
Hargeysa(SLpost)-Ganacsadaha reer Jabuuti ee Cumar Caydiid ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa, waxaanu ganacsadahani maalgaliyay tiyaatarka Hargrysa iyada oo la siiyay dhulka ku hareeraysan tiyaatarka...
BARASHADDII KHASAARTAY QEYBTII 3-AAD
-“ Waxay Intantaasi ii aragtaa qof aan damiir uu wax ku qaato lahayn,waayo timahaagga ayay ka badan tahay inta jeer ee ay igula dhaqaaqday...
Meherka Masjid lagu Qabto Maxaa laga Wadaa?
Aniga oo jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kiiniya ayaa la igu martiqaaday xaflad meher. Meherka waxa lagu qabtay mid ka mid ah huteelada ku...
DAAWO: “MUUSE BIIXIYOW WAXAA MAANTA LAGAALA HOOS BAXAY ABTIYAASHA “ODAYAASHA KOONFURTA HARGEISA
Hargeysa(SLpost)-Waxa wali sii socda cabashada ay beesha koonfurta Hargeysi ka tirsanayso xukuumada Siilaanyo ee la xidhiidha arinta tiyaatarka iyo dhulka ku xeeran oo hore...
Daawo:-Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Ka Hadlay Duulimaadyada Muqdisho Ee Somaliya Ay Xanibtay Inay Hargeysa Yimaadaan
Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa ka hadlay duulimaadyada muqdisho ka imana jiray ee ay xanibtay dawlada Somaliya, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

