ARADNAANTA ADEEGYADA CAAFIMAD EE GOBOLADA DALKA
Sida la ogyahay Caafimadku wuxuu ka mid yahay baahiyaha aasaasiga kuwooda ugu muhiimsan, dawlad/maamul kastana wuxu ku faana siduu wax uga qabatay iyo heerka...
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Faransiiska U Fadhiya Kiniya iyo Shirkada Danaynaysa Maalgashiga Dekeda Berbera iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada...
Hargeysa(SLost)-Safiirka u fadhiya Kiniya faransiiska ayaa uu madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay xafiiskiisa isaga oo ay waheliso shirkada danaynaysa maalgashiga dekeda Berbera ee Bolor. https://youtu.be/BAYzSOGYUs0
SHEEKO KALE: DHAQAAQ MA LEH
Boqortooyinkii hore ee Shiinha waxay lahaayeen dhaqan maamul oo xiiso leh. Boqorku halka uu wax ka maauli lahaa, waa la maamuli jiray. Qorshe ma dhigi...
GORFAYNTA TOOLMOON
Haddii aan qoraal iyo gefaf badan dhaliili lahaa Ilaahay ayaan i dirin, Haddii aan qaladkaaga sheegi lahaa kaygii ayaan la liitaa sxb, Haddii aan...
Doorasho Saaka Looga Dareeray Dalka Uganda
Uganda(SLpost)-Dadka Uganda ayaa waxa ay saaka u dareerayaan goobaha codbixinta ee doorashada guud, si ay u doortaan madaxweynaha shanta sano ee soo socota uu...
Haddii Aad Rabto Isbeddel
Isbeddel la maqalyaa, dhallinyar la sheeg bay u badantahay, ma se aha rogaalka taas; dhallinyar la aragyaa isbeddel la sheeg, inta badan. Bulsho ahaan...
Daawo:-George W Bush Madaxweynii Hore Ee Maraykan Oo U Ololaynaya Walaalkii
Us(SLPost)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George W Bush iyo walaalkiisa Musharaxa ka ah xisbiga Jamhuuriga ee Madaxtinimada dalka Maraykanka ayaa si diiran loogu soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

