Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Buug Lagu Taxay Dhaqanada Qaloocan iyo Kuwa Toosan Ee Wasiirkii Loogu Hadal Hadaynta Badnaa Xukuumada Siilaanyo Oo La Soo Bandhigay

Hargeysa(Slpost)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug laga qoray wasiirkii ugu hadal haynta badanaa xukuumada madaxweyne Siilanayo intii uu xilka qabtay, waxaan buugan lagu...

Sidaynu Abaaraha uga guulaysan karnaa?: Xal Jaban oo macquul ah

Ugu yaraan dhawrkii sanno ee kasta waxa aynu wajahnaa abaaro adag oo dad iyo duunyaba baabi’iya. Weliba wayno filannaa, waynu ku xisaabtannaa in ay...

Daawo:-Documentary film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga” Cabdishakuur Heer Sare

Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo filim laga sameeyay deegaanada miiga Somaliland qaar ka mid ah oo xaalada deegaanku uu burburay dadkana ay aafaysay waxbarasho la'aan. https://youtu.be/CCf9j42TyDU

HADAL OO HEL IYO XUKUNKEEDA SHARCI

BARNAAMIJKA HADAL OO HEL IYO AXKAAMTIISA SHARCI. Waxa isna la xukun ah barnaamijka shirkadda Coca cola – SBI- Hargaysa. BARNAAMIJKA HADAL OO HEL IYO QAAB DHISMEEDKIISA. Shirkadda...

Tabtii Dugsiiye Sheeko-faneed

Dugsiiye, wiil buu ahaa waa-hore dhashay,wanna loo qalay. Waalidkiisuna soo barbaarsheen. Waadiyada cilmigana mid lagu daray. Waagii beryana waano iyo wacdi midna ma waayi...

Maxkamadda Oo Xayiraad Saartay Wershada Hargaha Iyo Saamaha Ee Degmada Dacar-budhuq

  Hargeysa(SLpost)-Maxkamadda rafcaanka gobalka Maroodi-jeex ayaa xayirtay wershada Hargaha iyo saamaha ee ku taala degmada Dacar-budhuq, ka dib markii ay cabasho ka muujiyeen shacabka deegaanka...

QABYAALADDA Eed Aaney Laheyn Yaan La Saarin

.Ka fikir adiga ama dad kale oo tegey magaalada Ceynabo ama Lughaya oo la kulmey dadkii magaalada degenaa oo khudbad u jeediyey, oo hadalkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img