SIDEED U HAGI KARTAA NOLOSHAADA
Waan idin Salaamay Dhamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay...
DAAWO Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Dhagax Tuurka
Hargeysa(Slpost)-Mujaahid Xasan huure Oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay maalinta dhagaxtuurka iyo arimo la xidhiidha xaalka dalka. https://youtu.be/1WoYTBpFiCk
Daawo:-Qaabdhismeedka Magaalada Salaxlay Oo La Qaabeeyay
Hargeysa(Slpost)-Waxa lagu bilaabay qorshayn magaalada Salaxlay oo ah degmo guun ah, waxaana la diyaarinayaa wadooyinka iyo magaaladas goobaha ay degi lahayd. https://youtu.be/d0TOF_z3lNs
Markii Ugu Horaysay Oo La Macaabay Gudi Heer Qaran Ah Oo Dhigta Siyaasada Ictiraaf Raadinta Somaliland iyo Waliba Doonitaankeeda
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18-ka May
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska...
Daawo:-Xayndaabka Dayar Ah Oo Loo Samaynaayo Barkadaha Biyaha Kaydka Hargeysa
Hargyesa(SLpost)- Waxa maanta la dhagax dhigay dayr balaadhan oo lagu wareejinaayo barkadaha lagu kaydiyo biyaha magaalada Hargyesa. https://youtu.be/-vnXk_cZNjE
DHAQAN-XUMMADA DHALINTEENA IYO DHIBTA AY BERBERA KU HAYAAN
DHAQAN-XUMMADA DHALINTEENA IYO DHIBTA AY BERBERA KU HAYAAN …………………………………………………………………………………………………. Dhaqanka wanaaga iyo dabeecada fiicnaanta diinteena suubani wuxuu ina farayaa in aynu wanaaga is farno xumaantana iska...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

