HomeSIDEED U HAGI KARTAA NOLOSHAADA

SIDEED U HAGI KARTAA NOLOSHAADA

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waan idin Salaamay Dhamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan Kor Ku xusan taas oo ay sabab u tahay, markii aan arkay in Bulsha waynta somaliyeed, Gaar ahan dhalinyaradda ama qofkasta oo jecel in uu naftiisa dhiso , ama uu hore umariyo si uu u noqdo qof maamuus leh, sidaas darted waxaan jecleestay in aad ila wadaagtaan Qormadii Labaad ee aan ka Qoray Arimaha kobcinta iyo dhisida nolol hagaagsan oo aan wax qodax ah lahayn. xxxxxxxx Qodobadiina waa Sidan:-

20/02/2016

Marka Hore bal is waydii Suaashan.

“>Maxaan Ka Rabaa Noloshayda?

Uga jawaab suashaas si run ah oo dhab ah, Kadib haka dib dhicin Qorshe ama Plan same kadibna Fuli.Ogsoonow in noloshan inagu xeerani ay leedahay dhinacyo aasaasi ah oo ay ku istaagayso qorshaheena iyo plan keenu, waa Hadii eebe ina waafajiyee.

Dadka Faashiliinta ah na waxaa lagu tiriyaa in ay yihiin dad noloshooda kusii daayay bilaa qorshe kadibna sidaas uu tareenku kaga tagay.Noole Kasta oo Bini-aadam ah Eebe SWT waxa uu jecleysiiyey Wax Gaar ah oo noloshiisa ku Saabsan, taas oo uu awoodi karo in uu qorshe u samaysto si uu ku gaadho hadafkiisa.Sidaa awgeed istaag oo naftaada usamee qorshe adigoo ku dhawaaqaya “Waxaan doonayaa in aan noqdo qof guulyasta ma rabo inaan noqdo qof guul daraysta.

Hadaba Si aad Noloshaas oo Kale u Heshid Ku Dhaqan 5-tan Qodob ee Hoos ku Xardhan.Samayso Jadwal howled, kuna dadaal in aad ku dhaqantid, laakin jadwalkaasi waa in uu noqdaa mid ku haboon awoodahaaga nafsiyadeed iyo mid jidh ahaanba.U qaybi jadwalkaaga qaybo muhiim ah ee noloshaada sida Cafimadka naftaada, caqliga,jidhka, iyo xidhiidhka aad la leedahay bulshada iyo kan maadiga ah ba.

Isku day inaad fikirkaaga Horaysid si aad u saadaalisid natiidadaada, hubina in natiijooyinkan aad arkaysaa yihiin kuwii aad rabtay iyo inkale, maxaa yeelay markastoo ahdaaftadu qaali kula noqoto noloshaaduna waxay noqonaysaa mid farxad leh oo quroon.

Isku day inaad akhrisid ahdaaftaada waqti yar “xataa 10 daqiiqo oo waqti ah” si aad u charge garaysatid beteriga guushaada.Xasuusnow markasta inaadan sugin cid kale oo kaa caawisa fulinta ahdaaftaasa nololeed, maxaa yeelay caawimaad la is caawiyo tan ugu wanagsan waa inay naftaadu isla naftaada caawisaa.

 Hadaba Akhristoow Hadii aad Tahay qof Jecel in uu Naftiisa Horemariyo am uu noqdo qof ay bulshadu wada jecelyihiin , oo noloshiisa development waxa loo yaqan ku sameeya. Isku day inaad k faaidaysatid qormadan lana wadaag asxaabtada inta aad isku fekerka tihiin.

Gabagabadii maqaalkayga oo noqondoona mid taxanaa aanan uga hadlidoono insha alah nolosha qeebheeda kala duwan sida(Siyaasada, Waxbarashada,guurka,jacaylka,iyo sida uu qof kasta oo inaga mid ah u dhisi karo noloshiisa hadaba heerka uu karaba isagoo marnaba ka tagayn Tawakalka Ale.

Waad Mahadsantihiin

Mahbuub Hussein Ismail

Email: engmahbuub@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories