Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Obama Oo Booqanaya Cuba Oo Aanu 90 Sano Booqan Madaxweyne Maraykan Ah

Cuba(SLpost)-Madaxweyne Obama ayaa sheegay in socdaalka isaga xaaskiisa Michelle ay ku tegi doonaan dalka Cuba bisha soo socota uu astaan u yahay bog cusub...

“Sida ugu dhakhsaha badan waa in maxkamad nimankaas lagu horkeeno..hadii lagu horkeeni waayo way ka xumaan doontaa” Madaxdhaqameedka Galbeedka Oo Canbaarayn iyo Hanjbaad Kaga...

Boorama(SLpost)-Madaxdhaqameedka gobalada galbeedka ayaa canbaareeyay dablaydii weerartay goobta diiwaangalinta, waxay sida oo kale ku baaqday in dhakhso loo maxkamadeeyo, waxaanay xukuumada u direen hanjabaad https://youtu.be/fpe81gylLIg

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Warar Soo Baxay oo Sheegayay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Ucid

Hargeysa(SLpost)-Musharaxa xisbiga mucaarakda ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar uu sheegay in ay ka faafisay jariiradaha dalka...

Dalka Ingiriiska Oo Doorasho Uu Ku Kala Dooranayo Ka Bixitaanka Midawga Yurub Iyo Ku Sii Jiridiisa Looga Dareerayo

EU(SLpost)-Raiisal wasaaraha Britain,David Cameron,ayaa ku dhawaaqay in 23ka june dadka Britain ay ka codeyn doonaan afti dadweyne oo loo qaadayo in dalku uu baaqi...

Yoweri Museveni Oo u Guulaystay Doorashada Ugandha Oo uu Sodon Sano oo Horena Horfadhiyay

Ugandha(SLpost)-Guddiga doorashada ee dalka Ugandha ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in uu ku guuleystay doorashadii dalkaasi. Yoweri Museveni ayaa mar shanaad qabanaya xilka madaxtinimada ee...

NAADIGA HALKARAAN WAA GUUL U SOO HOYATAY REER SOMALILAND

Nolosha waa ay fududahay in wax hore u jiray lasii ambaqaado, waxase adag in la unko wax aan hore loo aqoon. Waxa ay ahayd...

NOOCYADA JACAYLKA

Jacaylku ma noocyo ayuu leeyahay? Muhiimad intee le’eg ayay leedahay in la ogaado noocyada jacaylka? Laba qof ayaa si la yaab leh isku jeclaa guurka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img