Shirkadda Ethiopian Airline Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Inay Soo Cago Dhigato Hargeysa + Koox Amniga Hubisa Oo La Sheegay Inay Soo Dirayaan
Hargeysa(SLpost)-Shirkadda Ethiopian Airline Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Inay Soo Cago Dhigato Hargeysa + Koox Amniga Hubisa Oo La Sheegay Inay Soo Dirayaan Masuuliyiinta...
Daawo:-Siyaasada Horumarinta Caruurta Somaliland Oo Wasaarada Shaqada Iyo arimaha Bushadu Ay Diyaarisay Ugu Danbayntii
Hargeysa(SLpost)-Siyaasad ayaa lagu dhaqi doonaa caruurta Somaliland si loogu horumariyo waxaana siyaasadani ay salka ku haysaa dhamaan xoriyaadka iyo xukuuqaha ubadaku uu leeyahay. https://youtu.be/MNdh6ceiTbE
Daawo Deeq Cajiib Ah:-Gobalka Togdheer oo Gobalada Galbeeka Somaliland Ugu Deeqay 100 Gaadhi Oo Cas Ah
Burco(SLpost)-Gobalka Togdheer ayaa deeq cajiib ah ugu deeqay gobalada galbeedka SOmaliland oo abaaro ku dhufteen, deeqdaas ayaa ah cawska oo ah calafka xoolaha waxaana...
Daawo:-Haweenay 106 Jir Madaw Ah Oo Farxad La Dhici Gaadhay Kadib Markii Ay Madaxweynaha Madawga Ah Ku Booqatay Guriga Cad
Us(Slpost)-Haeenay 106 jir madaw ah ayaa ku booqatay guriga cad madaxweynaha madaw ee dalkaas Obama iyo xaaskiisa, haweenaydan oo farxad la duuli gaadhay ayaa...
Madaxwaynaha Bolivia oo afti ku “guul daraystay”
Hargeysa(Slpost)-Madaxwaynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa si dirqi ah ku waayay in uu mar afraad u tartamo madaxwaynenimada dalkaasi kaddib markii afti la qaaday,...
Somaliya Oo Qoraal Kaga Laabatay Go’aankeedii Ahaa In Anay Dayuuradaha Dalkaas Tagaa Iman Karin Somaliland
Muqdisho(Slpost)-taliyaha socdaalka Somaliya Gaafow ayaa ka laabta go'aankii hore ay u shaaciyeen ee sheegayay in aanay dayuuradaha Muqdisho tagaa aanay u soo gubi karin...
ABAARAHAN DHACAAYA WAA DANBIGII BINI AADAMKA WAXANA INAGU WAAJIBA TAWBAD
abaaraa dhamaanteen dalkeenii ku dhacay,jiho kaste oo aad u baxdidna waxa aad maqlaysaa qaylo dhaano iyo sawaxan,xoolihii iyo waxkastaaba way leedanyihiin,dadkiina waxa ay la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

