Daawo:-Fanaanka Farxaan Xidig Oo Ku Dhawaaqay Inuu Fankii Ka Fadhiistay iyo Sababta Ku Dhalisay Oo Uu Sheegay
Hargeysa(SLpost)-Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay inuu heesayay sodonkii sano ee ugu danbeeyay ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay fanka Soomaalida, waxaanu ka waramay...
Daawo:-Gu’aamo Laga Soo Saaray Shaaqaadadii Dekeda Ceel-garde ee Duleedka Berbera
Berbera(Slpost)-Go'aan ayaa laga soo saaray shaqaaqadii ka dhacday dhawaan gobalka Saaxil gaar ahaan dekedii macmalka ahayd ee Ceel-garde. https://youtu.be/tSvEVgYX86Y
Daawo”Suldaan Danbe Iyo Caaqil Danbe Lama Caleemo Saari Karo…” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa ku dhawaaqay go'aan uu sheegay inuu ka soo saaray salaadiinta iyo cuqaasha dalka ku soo badanaaya, waxaanu...
Daawo:-Beeralayda Jawhar Oo Ka Cabanaaya Mudhaha Xabxabka Oo Suuqyada Buuxdhaafiyay iyo Sababta Loo Iibsan Waayay
Jawhar(SLpoat)-Beerlaayda magaalada Jawhar ee dalka Somaliya ayaa aad uga cawday iyada oo suuqyada magaaladas uu buux dhaafiyay midhaha Xabxabka, waxaanay xuseen in haayadaha mucaawinda...
Daawo:-Shirkadii Tagaasida Hargyesa Ee Raaxo Oo Gaadiidkeedii Xaraashaysa
Hargeysa(Slpost)-Shirkada tagaasida ugu horaysay Hargyesa ee Raaxo ayaa ku dhawaaqday inay gaadiidkeeda iibinayso isla markaasna dib ay uga fakari doono qaab loo badalo, waxaanay...
Daawo:-Xildhibaankii Ugu Da’da Weynaa Golaha Deegaanka Burco Oo Aas Qaramadeed Loo Sameeyay
Burco(Slpost)-Waxa aas qaran loo sameeyay xildhibaankii ugu da'da weynaa magaalada Burco oo geeriyooday, Alle hawanaxariistee xildhibaankan aya alagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Mamxamuud https://youtu.be/iDtp2YM7pXs
Daawo:-Barnaamij Dood ah oo ku saabsan Finland Oo Uu Diyaariyay Cabdisalaan Hereri
Finland(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij xiiso badan oo dood ah kaas oo uu dalka Finland Soomaalida ku nool uu ka diyaariyay wariye Cabdisalaan Hereri. https://youtu.be/w0ypsEEac8Y
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

