Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Haddii Muuse Biixi Dalka u Soo Halgamay, Cabdiraxmaan Cirro-na Isaga Ayaa Ictiraaf Keeni Kara!!!

  Haddii rag badan weli ku riyoonayaan in halgankii Somaliland uu dhammaaday oo ay ku libin sheeganayaan in dalka ay iyagu xorreeyeen, waxa hubaal ah...

Akhri Masuuliyiinta Xilka Laga Qaaday iyo Kuwa Uu Isku Badalka Uu Ku Sameeyay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar...

Furayaasha Farxada

Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si...

DIIWAAN-GELINTA OO FASHILANTA YAA  KU CEEBAYSAN?

  Dhibaatooyinka haysta bulshada Somaliland ee  aan meel ay ku dhamaadaan la  aqoonin,  waxa ka mid ah ,dhibaatada ka haysata  xagga dareenka taariikhda ,runtii ma...

MAXAMED CABDIRAXMAN GADHYARE – QALBIGII AAN XUDUUDDA LAHEYN

Iminka ayaan heley warka sheegaya in Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Ilaahii lahaa qaatey. Ilaahow u naxariiso. Maxamed Cabdiraxman Gadhyare - Qalbigii aan Xuduudda Laheyn. Bishii December...

Raadka Cagafta Oo Sii Qoyanba Way Dhisan Yihiin Ganacsiyada Yar Yar Ee Wadooyinka Ku Teedsani

Hargeysa(SLpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa ka socday olole lagu banaynaayo inta badan ee wadooyinka muhiimka ah oo hareerahooda ay buux dhaafiyeen ganacsatada yar...

Yurub Oo Isku Khilaafsan Maaraynta Tahriibayaasha Ku Soo Fatahay

EU(SLpost)-Hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxa ay ka digtay in midowga Yurub aanu u ogolaan Giriigga inuu qalalaaso ka keeno in dalalka deriska la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img