Daawo:-Puntland Oo Soo Bandhigtay Doonyo Sharci Daro Ku Kaluumaysanayay
Boosaaso(Slpost)-Ciidanka bada Puntland ayaa soo bandhigay doonyo iyo yamaniyiin ka kaluumaysanayay xeebaha Puntland oo aan wax ruqsad ahna u ahaysan kaluumaysi. https://youtu.be/ehdts6Okqws
Daawo”Anagaa Gacan Bir Ah Ku Soo Qabanayna Cida Dilka Gaysatay iyo Cidii Taakulaysayba”Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dilkii Taliyaha
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ka hadlay dilkii taliyihii gobalka Saaxil gaasgaanle Casayr waxaanu sheegay inay gacan bir ah ku soo qabanayaan cidii...
GARSOORAHA UGU SAREEYA DALKA MARAYKANKA OO GO’AAN KA GAADHAY QAXOONTIGA SYRIA
Indiana(Slpost):Garsoore Federaalka Mareykanka Ah Ayaa Isniintii Sheegtay In Gobolka Bartamaha Woqooyi Ee Indiana Uusan Joojin Karin Dib U Dejinta Qaxootiga Suuriyaanka, Isaga Amarka Guddoomiyaha...
Maamul Xumo Abaar Ka Daran. W/Q Siciid Axmed Xaashi Kuli-kuli
Umaad kasta oo dunida so martay waxay ahayd mid ku lolamaysa ama ku wada halgamaysa nolosha wana lagu kala duwan yahay fikirka iyo afkaraha...
CIIL KAMA KORA
Ma korto, ma waynaato, wax ma korodhsato, caqli uma siyaado weliba kaaga darane intaa midna ma oga ee halkaasay ku qanacsan tahay. Ma iyadaa...
YAA HANTIYAA GUUSHA GUURKA?? BY: JAMA HASSAN (JAMA RAAN)
Noolasha aynnu ku noolaha baa ku salaynsan, amma ku dhisan wax soo saar, dadkan ku nool adduunkan dushiisa, muslin iyo gaalba waxa ay ka...
MIYAA HOOSBA LOO DAYAY!!!!
Aduunyada waxaa jira waxyaabo kaa yaabiya ama ku xiiso galiya, sidoo kale waxaad arkaysa wax ku hoos yaala balse aanad dareensanayn inuu aqoon ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

