Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Hooyo Ku Indha Beeshay Qarax Miino oo Codsatay Intaageero Loo Fidiyo

Burco(Slpost)-Hooyadan oo ku sugan xaruta gobalka Togdheer ee Burco ayaa haysata afar caruur ah waxaanay sheegtay indhaheeda oo haatan aan shaqaynayan inay leeyihiin rajo...

Daawo:-Riig Xukuumadu U Hirgalisay Dadka Deegaanka Hadaftimo Ee Bariga Sanaag

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa u hirgalisay dadka bariga Sanaag riig biyood ay ka cabaan biyaha nnadiifta ah isla markaasna ay xoolahooda ka waraabiyaaan wakhtiga adag...

Badbaadada diineed ayaa ka mudan bayhoofka nololeed

Sanado badan ka hor waxay isku taxaluujiyeen dad badan oo qaraabadayda ah kuna sugan waddamada galbeedku, inay yurub si uun ii geeyaan, isku dayo...

Tahriibayaasha Giriiga Jooga Oo Si Aan Kala Hadhlayan Loogu Celinaayo Turkiga iyo Danaha Uu Dhaafsaday Turkigu

EU(Slpost)-Kulan labo maalmood socday ayaa aaqirkii lagu heshiiyey in dib loo celiyo qaxootiga Giriiga jooga Midowga Yurub iyo dowladda Turkiga ayaa ku heshiiyey in si...

MA QIIRAA MISE WAA QARAAR

Markasta oo qorshe la samaynayo, aragti la curinayo, is-beddel la unkayo waxay u baahan tahay in la helo daraasad si cilmiyeysan loo baadhay, cilmi-baadhistaas...

​ILAYN MADAXTOOYADU WAA XABSI , MADAX-WAYNUHUNA WAA MAXBUUS

Waxaa wakhti badan iyo dhaqale badan lagu lumiyaa in Madaxwayne la noqdo ,waxa aad arkaysaa wakhtiyadan aynu joogno in marka uu doonayo qofku in...

Kuuriyada Waqooyi Oo Dagaal Hubka Nukliyeer La Adeegsado Ugu Hanjabtay Maraykanka

Us(SLpost)Kuuriyada Woqooyi ayaa ugu hanjabtay Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed inay ku qaadi doonto weerar lagu hoobto oo hubka Nukliyeer ka ah, ka dib markii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img