HomeBadbaadada diineed ayaa ka mudan bayhoofka nololeed

Badbaadada diineed ayaa ka mudan bayhoofka nololeed

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Sanado badan ka hor waxay isku taxaluujiyeen dad badan oo qaraabadayda ah kuna sugan waddamada galbeedku, inay yurub si uun ii geeyaan, isku dayo dhawr ah ayaan suuroobin, ugu danbeyna waxa aan anigoo Ramadaan 2001 dii ku ictikaafsan Xaramka ku ducaystay “In Alle qalbigayga ka saaro jeclaanshaha dhulkaas gaaladu beedka dhigatay ee ay ka taliso”, ducadaas sida aan dareemay waa layga aqbalay oo Alle qalbigagya ka saar meeshaas, isku day danbena iguma soo dhicinba.

Waan u safray wadamo badan oo Afrika, carabaha iyo eeshiyada kaleba leh, sifo sharci ah ayaan ku qaatay sharciyadooda dhawr dal, ha ahaatee inaan meel aan dalkayga hooyo ahayn sheegtaa, waa arin ila qadhaadh.

Ku dhex noolaanshaha gaalada iyo ku negaanshaha dhulkoodu waa arin khatar diimeed oo cawaaqib xumo badani ka dhalan karto leh.

Waan ogahay in culimo badani joogto, in badan oo ka mid ahna aanu is naqaano, walaaladeyna waaba ka mid culimadaas, waan ogahay in ijtihaadaad culimo iyo fatwooyin ay leeyihiin laysku maaweeliyo, hase yeeshee fatwooyinka culimadu dhammaantood shuruudo ayey u xidheen arintan, sidase muuqata shuruudda lama eego ee sheekh hebel baa fatwooday ayuunbaa dhegta ku dhacda, waa inta arintan diin ahaan u eegtay ee dareenkooda imaandhawrasho nool yahay.

Walaalaha jooga dhulalkaas Yurub, Mareykan, Canada, Austareeliya —, waxaan xasuusinayaa inay raadka danbe ee ubadkooda ka fekeraan, caqiidadoodu meel ay ku badqabi karto oo dhulkoodii hooyo ah ku abuuraan u soo noqoshadiisa, ogsoonaadaan ilmaha kaa danbeeya ee aad awowga u tahay hadduu gaaloobo in Alle kugula xisaabtami doono, waayo adigaa geeyey meeshaas, gaalnimadiisa iyo xummaanshihiisana fududeeyey.

Hadday duruuf nololeed, mid amni iwm ahi ku geeyeen meeshaas, inaad hoy nabadeed oo negaadin leh u qaadataa waa halis, ka wayn taad ka oroday.

Dhacdooyinka qalbigayga ku suntamay ee mustaqbalka halista ah ifafaalaheeda muujina ayey xasuustoodu had iyo jeer i dhibtaa.

Waa iga talo ay lexejeclo iga keentay iyo weliba xasuusin.

Ruux kuu danqanayaa dantaada ka taliya.

Allow soomaali diinteeda iyo dadnimadeeda u dhowr.

Cabdiqaadir Badar

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories