Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Geerida Ayaa Waano iyo Tusaale Inuugu Filan

Waxay ahayd markii  iigu horraysay ee aan maqlo qof geeriyooday ama dhintay. Markii aan garaadsaday ee aan kala bartay geerida iyo nolosha, sidoo kale...

Daawo:-Iiraan Oo La Ogaaday Inay Hubka U Mariso Xuutiyiinta Yaman Xeebaha Somaliya iyo Doontii Dhawaan La Qabtay Oo Arinta Lagu Kashifay

Hargeysa(Slpost)-Doon dhawaan lagu qabtay xeebaha Somaliya aya asiday hub kaas oo haatan lagu warmaayo in loo waday xuutiyiint Yaman, dawlada Iiraan ayaa la sheegay...

Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Geele Maxuu Ka Yidhi Maalinta Haweenka

Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka qaybgalay xus loo sameeyay haweenka jabuuti oo waxaanu ku nuxnuxsaday muhiimada ay leeyihiin haweenka aduunka ku nool. https://youtu.be/eWJFayZHYkE

B O O L I – Q A R AN

Aniga iyo ninkii aan martida u ahaa goobtii ayaanu  isaga dhaqaaqnay aniga oo cunuhu cadho I xidhan yahay,markiiba su’aalo badan ayaan is weydiiyey,tallow illaa...

Daawo:Warbxin Dhinacyo Badan Yaabanaysa Oo laga Diyaariyay Berbera

Saaxil(SLpost)-Warbixin dhinacyo badna taabanaysa ayaa laga diyaariyay xarunta gobalka Saaxil iyo dekada ugu weyn Somaliland ee Berbera, waxaana aad halkan ku arki doontaa muuqaalo...

Komishanka Doorashooyinka Oo Xisbiyada Ka Mabnuucay Inay Tagaan Gobalada Diiwaangalintu Ka Socoto iyo Qodobada Anshaxa Ee Ay Soo Saareen

Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka ayaa daboolka ka qaaday afar qodob oo lagu xakamaynaayo xisbiyada qaranka isla markaasna loogu diidaayo inay ollole ka sameeyaan goobaha ay diiwaangalintu...

Su’aalo ku saabsan Aftida Britain ee Midowga Yurub

UK(SLpost)-Ku jir ama ka bax Aftida loo qadayo Britain inay ka mid ahaato midowga Yurub iyo inay ka baxdo ayaa dhici doonto 23 June. Aftida...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img