Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Shirnbir Soo Booqata Sanad Kasta Oday Badbaadiyay Iyada Oo Dhimanaysa Dalka Baraasil

Hargeysa(SLpost)-Shinbirtan oo loo yaqaano Badriiq ayaa odaygu uu ka badbaadiyay iyada oo ku haftay shidaal bada ku daatay wakhtigaas oo halkaas ay ku maraysay...

Ubaxii la dayayacay jamaal cali xuseen

maahaa ubax carfigiisa la dayacay maaha ubax bilicdiisa la dayacay. wali ma maqashay ubax maskax leh oo aqoon iyo waayo aragnimo u leh siduu uu...

AAH/.AAFO QABYAALADEED YEEY DHIBEEYSAA HADHOOW

WALAAHI…. waa wax laga xumaado oo aan lagu faanin in dadka dhiig, DULMI IYO COLAADO loogu baaqo dad ka waxanaan odhan lahaa ka qalbiga...

Daawo:-Xisbiga Kulmiye Oo Lagaga Mudaharaaday Magaalada Darigodle

Darigodle(Slpost)-Deegaanada Darigodle ayaa lagaga mudaharaaday guddoomiye Muuse Biixi oo wakhtigaas ku sii jeeday magaalada Berbera isla markaaasna damacsanaa inuu ku hakado magaaladaas. https://youtu.be/XMTXacySda0

GUDOOMIYE XISBIGA WADANI IYO GUDOMIYAHA XISBIGA UCID , COLAADA U DHAXAYSAA MAXAY TAHAY ,YAA GARDARAN YAASE GAR LEH ??

  Mushkiladaha ay siyasadu leedahay ayaa wax ka mid ah in ay kala kaxayso,isla markana ay kala fogayso ,kalana Irdhayso Saxiibo is-jeclaa wakhti aad dheer...

Daawo”Dawlad wal oo timaadaa beebmay u ridataa dekeda… Dhinac kasta waa laynaga ciilay” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo iyo Saaxil

Saaxil(Slpost)-Xildhibaan Siciid Cilmi Roobe ayaa dadweynha gobalka Saaxil siweyn ula hadlay isaga oo la socday waftigii Cabdiraxmaan Cirro ee socdaalka ku maraayay magaalooyinka gobalka...

Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dilka Uu Ugu Hanjbay Guddoomiye Cirro

Hargeysa(Slpost)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu dilka ugu hanjabay Cirro se uu ku lamneeyay hadalkiisa hadii sharcigu lumo, waxaanu ka hadlay arintu sida...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img