Farxadda iyo Murugada Xad-dhaafka ah Waxa ay Dhaawici Karaan Qalbigaaga
Hargeysa(SLpost)-Sida lagu sheegay cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, farxadda iyo murugada xad-dhaafka ah waxay jabin karaan qalbiga qofka, taasoo sababi karta halis dhinaca...
DALKKU UMA BAAHNA MAAMUL, UMADA, BADHNA GO’BEEYA BADHNA GU’NEEYA ...
UMAD KASTA OO ADUUNYADA GUUDKEEDA KU DHAQAN WAXAA SOO MARA , MAAMULO XUKUUMADEED OO KALA DUWAN, KUWAAS OO AY UMADU KA DHAXASHO FICILO TABAN,...
Daawo Kumanaan Neef Oo lo’ah Oo ku dhintay Xeebaha Waqooyiga Hargeysa
Wali wax asii socda dhibaatooyinka ay gaysanayaan abaaraha dhibta badan ee ka taagan deegaanada Somalialnd qaar ka mid ah, waxaana haatan lagu soo warmayaa...
Daawo:-Gobalka Saaxil oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Musharax Muuse Biixi iyo Wafti uu Hogaaminayo
Saaxil(Slpost)-Inta abdan magaalooyinka u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay musharax Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaainaayo. https://youtu.be/4JTd0sYB7yY
Daawo:-Madaxweynhii Hore Ee Yaman Cali Cabdala Saalax Oo Xanuun Aan La Garanayan U Jiifa iyo Wado Dal Dibada Ah Lagu Geeyo Oo La Waayay
Sanaca(Sl;ost)_Madaxweynihii hore ee dalka Yaman Cali Cabdala Saalax ayaa cisbitaal loo dhigay xanuun ka aan la garanayan, waxaan ala waayay wado dalka dibadiisa loogu...
DAAWO-BARNAAMIJKA IISHEEKEE AAN KA SHEEKEEYEE IYO YAXYE YEEBASH
Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo barnaamij lagu martiqaaday abwaan Yaxye Yabaash kaas oo lagu marti qaaday barnaamijka iisheekee aan kaa sheekeeye. https://youtu.be/_B3MgaWWHnU
Daawo:-Shaqaalhii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobalka Saaxil Oo La Diyaariyay
Berbera(Slpost)-waxa tababar loo soo xidhay shaqaalhii ka shaqay lahaa diiwaangalinta gobalka Saaxil oo dhawaan la filaayo inay bilaabmato. https://youtu.be/bPHDKiAp3mM
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

